Home / 2019 (page 45)

Yearly Archives: 2019

Javi Gracia “Danny Welbeck wuxuu u baahan doonaa wakhti.”

Himilo –Tababaraha Watford Javi Gracia wuxuu ku faraxsanaa inuu awoodo inuu siiyo Danny Welbeck markiisii ugu horreysay ku soo bilaabashadiisa Watford, laakiin wuxuu ogyahay in weeraryahanku uu weli u baahanyahay  kusoo laabashada wakhtigisii ugu fiicnaa. Gracia ayaa magacaabay xiddigii hore ...

Read More »

Lakulan –Aas-aasihii xiriirka Somali Mini Football

Himilo –Cabdi Qaadir Ibraahim Maxamed Caddaay waxa uu ku dhashay degmada Waaberi ee gobalka Banaadir sannadkii 1959-kii, isaga oo ku barbaaray kuna dhammeystay waxbarashada Qur’aanka iyo tan maadiga isla Waaberi. Dugsiga hoose waxa uu kaga baxay iskuulka Generaal Daa’uud, halka ...

Read More »

Chelsea oo albaabka u furaysa bixitaanka Tiemoue Bakayoko

Himilo –Monaco ayaa weli wadahadalo kula jirta Chelsea oo ku aadan saxiixa ammaahda ah ee Tiemoue Bakayoko, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya France. Bakayoko, oo ugu soo biiray Blues aduun dhan 40 milyan ginni oo uga soo dhaqaaqay kooxda ...

Read More »

Thorgan Hazard oo garoomada ka maqnaanaya toddobaadyo

Himilo –Thorgan Hazard ayaa ku  billowday labada kulan ee Borussia Dortmund ee Bundesliga tan iyo markii uu ku  biiray laakiin haatan waxaa dhaawac ka soo gaaray feeraha. Kooxda Borussia Dortmund ayaa xaqiijisay in ciyaaryahanka khadka dhexe Thorgan Hazard uu seegi ...

Read More »

Halkee ayay ku nool yihiin haweenka ugu cimriga dheer dunida?

Himilo –Inta badan waxaa la rumeysnaa in Jabaan ay ku jirto kaalinta ugu horreysa ee liiska dalalka dadkooda ugu cimriga dheer yihiin caalamka laakiin natiijadda baaritaan cusub ayaa kahor imaanaya. Khubaro katirsan jaamacadda Pennsylvania ayaa qiimeyn cusub ka soo saaray ...

Read More »

Baaritaan: Seynisyahano shaaciyay nuuca dhiigga ugu xun!

Himilo –Seynisyahano katirsan jaamacadda Harvard ayaa daaha ka qaaday nuuca dhiigga ugu xun ee qeybaha dhiigyada kaddib markii ay baaritaan ka sameeyeen. Maqaal dheer oo laga qoray baaritaanka ayaa sharraxaad aan horay loo aqoon ka bixiyay qeybaha dhiigga iyadoo nuuca ...

Read More »

Fiorentina oo u dhaqaaqday xiddig katirsan Man Utd

Himilo –United ayaa lasoo saxiixatay xiddiga reer Brazil xagaagii laga soo gudbay qiimo dhan £52m oo Gini, laakiin waxa uu ku dhibtooday in uu saameyn ku dhex yeesho Premier League. Fred ayaan weli kasoo muuqan kooxda tababare Ole Gunnar Solskjaer ...

Read More »

Kovacic oo is barabrdhig ku sameeyay Lampard iyo Maurizio Sarri

Himilo –Dhawaan galka Chelsea hoggaamiya ee Frank Lampard ayaa helay guushii ugu horreysay ee Premier League 2019-20, kaddib markii ay ka adkaadeen Norwich City sabtidii lasoo dhaafay ciyaar ka dhacday garoonka Carrow Road. Khadka dhexe ee kooxda Blues ninka lagu ...

Read More »

Sardinia: Xatooyada ciidda ayaa lagu muteysan karaa lix sanno oo xarig ah!

Himilo –Jasiiradda Sardinia ayaa soo saartay digniin cusub oo la xiriirta ciidda xeebta sida maamulka laga soo xigtay. Sida uu qoray wargeyska Independent, haddii qofka lagu helo xatooyo ku saabsan ciidda xeebta jasiiradda waxa uu wajahayaa lix sanno oo xarig ...

Read More »

Ogow dalalka ku bixiya dhalashadooda hannaanka maal-gashiga

Himilo –Ma dooneysaa in aad hesho baasaboor cusub oo kuu fududeeya socdaalkaaga caalamka. Ma aha layaab oo dad badan ayaa raadiya jinsiyad labaad iyaga oo maal-gelin ka sameynaya qaar kamid ah dalalka. Dalal dhowr ah ayaa siiya dhalashadooda maal-gashatada doonaysa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan