Home / 2019 (page 49)

Yearly Archives: 2019

Lakulan – Da’yarkii hoy la’aanta ahaa ee noqday milyaneer

Himilo – Wiil dhallinyaro ah oo u dhashay Australia islamarkaana ahaa hoy la’aan ayaa noqday Milyaneer isaga oo da’diisa aysan dhaafsiisneyn 21 jir. Harry Sanders oo ku nool Melbourne ayaa ah milkiilaha shirkada Studiohawk oo qiimaha ay ku joogto suuqa ...

Read More »

Pedro oo Virgil van Dijk la barbar dhigay difaac ay isku xul yihiin

Himilo –Pedro ayaa isbarbardhig ku sameeyay Virgil van Dijk iyo Sergio Ramos, oo ah labada difaac ee ugu sarreeya ka hor kulanka Chelsea Super Cup ee ay la ciyaarayaan Liverpool. Chelsea ayaa ka carbuunatay booskeeda kulankan iyagoo ku guuleystay Europa ...

Read More »

Sacuudiga: 8 kamid ah haweenka xujeyda ah oo ku dhalay goobaha barakeysan

Himilo –Intii lagu guda jiray xajka sannadkan, 8 cunug ayaa ku dhashay goobaha barakeysan ee Sacuudiga sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka dalkaasi. Warbixin laga soo saaray wasaaradda oo ay daabacday wakaalada wararka Sacuudiga ayaa tilmaamtay in Makka ay ku ...

Read More »

Muxuu madaxweynaha Brazil ugu baaqay in la dhimo inta jeer ee la tago suuliga?

Himilo – Madaxweynaha Brazil Jair Bolsonaro oo walaac ka qaba isbadalka cimilada ayaa soo jeediyay aragti uu u arko xal lagu ilaalin karo deegaanka. Mr Jair ayaa tilmaamay in hal jeer oo qofka uu tago suuliga labadii maalinba inay kahortag ...

Read More »

Wissam Ben Yedder oo qarka u saaran inuu u dhaqaaqo Monaco

Himilo – AS Monaco ayaa la warinayaa inay dhameystiri doonto saxiixa Wissam Ben Yedder oo ay kala soo wareegeyso Sevilla ka dib markii ay ku dhaqaaqday bixinta qiimaha weeraryahanka  oo ah 37 Milyan Ginni. Naadiga reer France ayaa billowgii soo ...

Read More »

Maxay inta badan rakaabka ku illoobaan diyaaradaha?

Himilo –Bogga One Two Trip ayaa daabacay liis dheer oo ku saabsan waxyaabaha ay dadka rakaabka ah ku illoobaan diyaarada inta ay ku safrayaan. Marka la eego tirakoobyada, 23.1% dadka ayaa waxyaabo u gaar ah uga taga diyaaradaha hal jeer ...

Read More »

Ivan Perisic oo dib ugu laabtay Jarmalka

Himilo –Kooxda Bayern Munich ayaa heshiis ammaah hal sanno ah kula soo saxiixatay  xiddigii hore ee Borussia Dortmund iyo Wolfsburg Ivan Perisic oo uga yimid kooxda reer Talyaani ee Inter Milan. Xiddiga garabka ka ciyaara ee reer Croatia, oo la ...

Read More »

Laporte “Rodri wuxuu ciyaari karaa doorka Fernandinho.”

Himilo –Aymeric Laporte and Ederson ayaa horey kalsooni badan ka muujiyey laacibka lagu magacaabo Rodri, iyaga oo aaminsan in uu tartan la geli doono Fernandinho khadka dhexe ee Manchester City. City ayaa sannadkii hore weyday mid beddeli kara booska Fernandinho, ...

Read More »

12 August- Maalinta caalamiga ee dhallinyarada

Himilo – Ku dhawaad 1.8 Bilyan oo dhallinayaro ah oo da’dooda u dhaxayso 10 illaa 24 jir ayaa ku nool caalamka. Waa tiradii ugu badneyd ee da’yar ah. Si kasta, kala bar carruurta iyo qaangaarka ayaan helin xirfadaha akhrinta aas-aasiga ...

Read More »

Wax ka ogow qaar kamid ah dhaqamada Udxiyada ee caalamka

Himilo – Dhaqamada Udxiyada ee dalalka caalamka ayaa kala duwan iyadoo laga simman yahay xoolaha la gowraco. Inta badan dhaqamada isma dooriyaan si kasta oo sannado badan ay kaga soo wareegato. Bogga Himilo FM ayaa kuu soo koobaya qeyb kamid ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan