Home / 2019 (page 50)

Yearly Archives: 2019

Real Sociedad oo xiiseyneysa daafac ka tirsan kooxda Arsenal

Himilo – Real Sociedad ayaa xiiseyneysa inay daafaca Arsenal Nacho Monreal ku soo celiso xagaagan La Liga. Sida ay sheegayaan wararka ka soo baxa Catalan  gaar ahaan wargayska Mundo Deportivo, daafaca khibrada leh ayaa diirada u saaran kooxda Basque ka ...

Read More »

Marcelo oo xaqiijiyay inuu diiday xiisaha Serie A xagaagan

Himilo- Daafaca Real Madrid Marcelo ayaa xaqiijiyay in ay  la soo xiriireen kooxaha Talyaaniga xagaagan oo ku saabsan suurtogalnimada uu ugu dhaqaaqi karo. Xiddiga reer Brazil ayaa si xoogan loola xiriirinayay inuu dib ula midoobayo xiddigii hore ee Los Blancos ...

Read More »

Juventus oo wali xiiseyneysa Paul Pogba

Himilo – Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa inay wali xiiseyneyso saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga Serie A billowga bisha Sebtember. Real Madrid ayaa la rumeysan yahay inay ...

Read More »

Bacda: Dhigaal dhibaato dambe dhasha!

Himilo – Marka hore  isticmaalkooda waa hawl sahlan balse waxa ay leeyadahay dhigaal dhibaato dambe dhala, waxaan maqaalkan kuugu sheegi doonaa, waxyeelada bacaha ee deegaanka iyo dadka, waxaa kale oo aan wax iska oran doonaa waxyaabaha noo bedeli kara ama ...

Read More »

Xiddiga Danny Rose oo laga doonaya garoonka Vicarage Road

Himilo – Kooxda Watford ayaa lasoo werinayaa inay goor dambe u dhaqaaqday in Danny Rose kala soo wareegto kooxda Tottenham Hotspur maalinta ugu dambeysa ee suuqa kala iibsiga. 29-sano jirkan ayaa laga reebay safarkii kooxda Tottenham ay ku tagtay Asia ...

Read More »

Sacuudiga: Daanyeer isku dayay inuu cunug afduubto!

Himilo – Koox daanyeero ah ayaa isku dayay inay qabsadaan wiil shan jir ah, kaas oo qoyskiisa wakhti kula qaadaneyay keyn ku taal magaalada Al Bahah ee dalka Sacuudiga. Goob-joogayaal la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay aad u argagaxeen xilligii ...

Read More »

Everton oo soo bandhigeysa xiiso xilli danbe ah oo ay u hayso difaac United ay leedahay

Himilo – Everton ayaa lagu soo waramayaa inay   xiiso xilli danbe ah u qabto daafaca Manchester United Marcos Rojo marka loo fiiriyo dhamaadka suuqa kala iibsiga. Tababaraha Red Devils Ole Gunnar Solskjaer ayaa loo maleynayaa inuu u furan yahay fekerka ...

Read More »

Pique oo ka hadlay xaaladda bixitaan ee Philippe Coutinho

Himilo – Gerard Pique ayaa caddeyn halka uu marayo wararka la isla dhex marayo ee sheegaya haddii uu baxayo laacibka reer Brazil ee Philippe Coutinho. Kooxda La Liga hanatay ee Barca ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaarineyso in xiddigan ...

Read More »

UAE: Jaamacad takhasusyadeeda ku dareysa barashada ciyaarta Game-ka

Himilo – Jaamacad fadhigeedu yahay Imaaraadka (UAE) ayaa go’aansatay inay ciyaarta game-ka ka mid dhigto culuumta la barto, iyadoo aqoonsi ka haysatada wasaaradda wax-barashada. Hormuudka kulliyadda arrimaha bulshada ee jaamacadda Wollongong Dr. Feras Hamza, ayaa sheegay inay bilaabayaan takhasuskan oo ...

Read More »

Taariikhda Cabdi Joon

Himilo – Cabdi Wali Maxamed Maxamuud waxa uu ku dhashay magaalada Burco ee gobalka Togdheer, sannadkii 1975-kii, waxa uu kusoo barbaaray magaalada Muqdisho oo uu inta waxbarashadiisa maadiga ku qaatay isaga oo dugsiga hoose iyo dhexe kaga aflaxay iskuul Kaaraan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan