Himilo –Tababaraha Leicester City Brendan Rodgers ayaa arkooday Kristoffer Ajer si uu ugu beddelo xiddiga reer England Harry Maguire. The Sun ayaa ku warameysa in kooxda ka dhisan East-Midlands ay raadineysay inay ka bixiso 15 milyan ginni daafaca 21 jirka ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Willian oo dhaxlay Eden Hazard
Himilo –Naadiga Chelsea ayaa xaqiijisay nambarada maaliyadda cusub ee xilli ciyaareedka 2019/20. Xiddiga reer Brazil ayaa siiyay lambarkiisii hore Christian Pulisic , wuxuuna qaatay maaliyadda uu saaxiibkiisii hore ka tagay xagaagan. Willian ayaa xiran doona No.10 ee Chelsea xilli ciyaareedka ...
Read More »3-da August- Maalinta caalamiga ee qaraha/xabxabka
Himilo –Sannad kasta 3-da August, waxaa meelo badan oo dunida ah laga xusaa maalinta caalamiga ee qaraha ama xabxabka oo laga helo faa’iidooyin caafimaad sida ay warinayaan khubarada caafimaadka. Nena Zatefa oo ah agaasimaha xarunta lagu baaro cuntooyinka iyo dhirta ...
Read More »Madaxda Arsenal iyo Barcelona oo ka kulmi doona arrinta Coutinho
Himilo – Madaxda Arsenal iyo Barcelona ayaa kulmi doona berrito inta lagu guda jiro kulamada saaxiibtinimo ee xilli ciyaareedka soo socda loogu diyaar garoobayo, waxaana ay kawada hadli doonaan heshiiska ammaahda ee Philippe Coutinho. Kooxda Arsenal ayaa qarka u saaran ...
Read More »Lakulan – Haweenayda 107 jirka ah ee aan waligeyd guursan!
Himilo – Louise Jean Signore oo ah haweenay ku nool Mareykanka ayaa noqotay toddobaadkan 107 jir iyadoo xaflad gaar ah oo loo sameeyay ay ka qeyb galeen inka badan 100 qofood. Louise ayaa dhalatay sannadkii 1912-kii oo ah isla sannadkii ...
Read More »Edinson Cavani oo xaqiiqiyay halka uu yaal mustaqbalkiisa
Himilo – Edinson Cavani ayaa wacad ku maray inuu sii joogi doono Paris Saint-Germain ilaa qandaraaskiisu uu dhacayo iyadoo la isla dhexmarayo inuu ku biirayo Inter Milan. Weeraryahanka, oo galaya xilli ciyaareedkiisii 7aad ee Parc des Princes, ayaa soo jiitay ...
Read More »Miyuu geyaa gabood-fal?
Himilo – Halka ugu badan ee laga helo waa Shiinaha, waxa uu cuni karaa 2,722 kg sannadkiiba, hadduu daryeel helo wuxuu noolaan karaa ilaa 40 sanno, asal ahaan waxaa laga helay Africa iyo Bariga Dhexe, waxa uu qaadi karaa 160 ...
Read More »Real Madrid oo weli doonaysa Donny van de Beek
Himilo – Xiddiga khadka dhexe ee Ajax Donny van de Beek ayaa weli ku jiro liiska suuqa kala iibsiga ee Real Madrid xagaagan. 22-sano jirkan ayaa dhaliyay 17 gool wuxuuna caawiyay 13 gool 57 kulan oo uu u saftay Ajax ...
Read More »India: Caruus xafladda arooskiisa laga af-duubtay
Himilo – Aad ayuu u niyad jabay kaddib markii ay dooratay gabadhii uu jeclaa inay guursato qof kale, waa midda ku xambaartay inuu afduubto wiilka u fadhiyay guurkeeda. Waxa uu go’aansaday inuu ka aarguto qiyaanada saaxiibtii. Waxa uu xoog ku ...
Read More »Tom Heaton oo noqday saxiixii 11aad ee Naadiga Aston Villa
Himilo – Aston Villa ayaa la soo saxiixatay 33 jirka kooxda Burnley iyo goolhayaha reer England Tom Heaton qiimo dhan 8 milyan oo ginni – waana saxiixii 11aad ee ay xagaagan lasoo saxiixato. Heaton ayaa 19 kulan u saftay Premier ...
Read More »