Home / 2019 (page 87)

Yearly Archives: 2019

Jarmalka: Mataano dhalashadooda u dhaxaysay 97 maalin!

Himilo FM –Dhacdo noqotay tii ugu horreysay ee nuuceeda ah, haweenay Jarmal ah ayaa  dhashay carruur mataano ah oo ay u dhaxaysay 97 maalin. Mataanaha ayaa noqday kuwii ugu horreeyay ee dhasha labo sanno oo kala duwan sida laga soo ...

Read More »

Dhalashada labka la doorbido oo sii yareynaysa dheddiga!

Himilo FM –Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in cadaadiska ka jira dalalka Shiinaha iyo Hindiya ee la xiriira dhiira gelinta dhalmada ragga uu horseeday in haween badan iska soo ridaan carruurta. Ku dhawaad 23 Milyan oo dheddig ah ayaa ...

Read More »

4 sabab oo uusan Ronaldo mar kale ugu guuleysan karin jaa’isada Ballon d’Or

Cristiano Ronaldo waa mid kamid ah xiddigaha ugu wanaagsan taariikhda kubadda cagta, waxa uu muddo dheer xafiiltan kala dhaxeeyay Messi, Ronaldo ayaa qeyb ka ahaa maamulka kubadda cagta in ka badan 10 sanno. 10 sanno gudaheed, Portuqiiskaan ayaa ahaa mid ...

Read More »

Man United oo u dhaqaaqday daafac katirsan Ac Milan

Himilo FM –Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay dalab u gudbisay daafaca kooxda AC milan Davide Calabria.  United ayaa si lama filaan ah waxay ugu dhaqaaqday daafaca ka ciyaaro dhanka middig, waxayna dooneysaa inay beddal uga ...

Read More »

Mareykanka: Cunug dhashay maqaar la’aan

Himilo FM –Hooyo Mareykan ah ayaa kari weyday inay shumiso cunuggeeda illaa iyo markii uu gaaray dhowr billood sabab la xiriirta xaalad caafimaad oo mar la arag ah. Gabari Gray oo ku dhashay gobalka Texas ee dalka Mareykanka ayaa ku ...

Read More »

Yaa ku wanaagsan aqoonsiga khiyaanada rag iyo dumar?

Himilo FM –Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in haweenka suuragal u tahay inay aqoonsadaan ragga khiyaanada la saaxiibka ah iyagoo keliya eegaya wajiyadooda halka aysan ragga laheyn awood ay ku garan karaan khiyaanada dumarka. Baaritaanka oo ay sameeyeen khubaro ...

Read More »

Maqal: Casharka Safiinatu Salaad “Darsiga 2aad

Read More »

Wax ka ogow taariikhda ciyaaryahan Muxidiin Jabaan

Muxidiin Xaaji Muunye oo ku caan baxay Jabaan,waxa uu ku dhashay Muqdisho sannadkii 1960-kii. Kahor xirfaddiisa kubadda cagta waxa uu ahaa shaqsi si weyn loogu tixgeliyo mihnaddan. Waxa uu ka ciyaari jiray booska daafaca marka laga soo tago xirfadda kubadda ...

Read More »

Manc City oo tartan kala kulmeysa soo qaadashada Julian

Himilo FM – Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay dharbaaxsho kala kulmi doonto raadinta Julian Weigl iyadoo Paris Saint-Germain ay ku biirtay tartanka loogu jiro ciyaaryahanka khadka dhexe ee Borussia Dortmund. Tababaraha PSG ee Thomas Tuchel ayaa 23 jirkan ...

Read More »

Immisa jeer ayay tahay inaad dhaqdo timahaaga?

Himilo FM –Inta badan dadka waxay timaha u dhaqaan si maalinle ah iyaga oo adeegsanaya nuucyo kala duwan oo shaambo ah taasi oo kahortagaysa saliidda caafimaadka leh ee timaha u baahan yihiin. Timaha ayaa kala duwan sidaasi si lamid ah ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan