Home / 2020 (page 23)

Yearly Archives: 2020

Afrikaankii ugu horreeyay ee muslim ah oo xildhibaan ka noqday New Zealand

Himilo – Muslimiinta waxey door mug leh ku leeyihiin horumarinta bulshada ay ku dhex nool yihiin ee New Zealand, iyaga oo kamid ah adeegayaasha shacabka. Ibrahim Omer oo u dhashay Eritrea, ayaa markan ku biiray golaha Baarlamaanka dalkaasi, isaga oo ...

Read More »

Riyad Mahrez oo beeniyay inuu ku biirayo PSG

Himilo – Garabka xulka qaranka Algeria ayaa gaashaanka ku dhuftay warar ay baahisay warbaahinta Faransiiska oo sheegayay iney suuragal tahay inuu ku biiro kooxda PSG ee dalka France, inkastoo qandaraaskiisa Etihad Stadium dhacayo sannadka 2023. Mar uu Mahrez wareysi siiyay ...

Read More »

Chelsea oo weli xiiseneysa Declan Rice

Himilo – West Ham United khadkeeda dhexe ee Declan Rice ayaa la werinayaa in weli yahay dookha kooxda Chelsea. Blues ayaa si aad ah loola xiriirnayay 21 sano jirkaan muddooyinkii danbe, laakiin West Ham ayaa rumeysan laacibka England qiimo ka ...

Read More »

Muslimiinta Mareykanka oo Af-saab ku caawinaya dadka hooy la’aanta ah

Himilo – Helidda agabka caafimaad waa caqabadda ugu wayn oo ay wajahayaan waqtigan bulshooyinka caalamka gaar ahaan kuwa Mareykanka. Dadka hooy la’aanta ee ku nool hareeraha wadooyinka ayaa baahida ugu badan dareemaya, balse markan waxey helayaan caawinaadda ay u baahan ...

Read More »

Kiisaska Covid-19 ee caalamka oo sare u dhaafay 43-milyan

Himilo – Dad ka badan 43-milyan oo ruux ayaa qaaday feyruska Karona, halka tiro kale oo ka badan 1.1-milyan-na ay u geeriyoodeen caalamka oo dhan, sida lagu shaaciyay tirakoobkii ugu danbeeyay worldometer. Maalinkii dad gaaraya 452,895 qof ayaa qaada feyruska ...

Read More »

Ganacsade iibsaday dhismaha bankigii u diiday deynta

Himilo – Waxa uu ahaa 21-jir, ganacsade Adam Deering oo ku nool magaalada Urmston ee dalka Ingiriiska, markii ay ballameen maamule banki, si uu uga dhaadhiciyo qorshihiisa ganacsi, koonto uga sameeyo, amaahna siiyo. “Kahor inta aanan tagin bankiga waxaan ka ...

Read More »

Arsenal oo xiiseeneysa laacib ka ciyaara dalka Holland

Himilo – Arsenal ayaa la werinayaa in suuqa ay ka dooneyso weeraryahan iyada oo xiiseyneysa laacibka PSV ee Donyell Malen, sida ay werisay Soccernews. Malen, oo 21 jir ah ayaa dhaliyay 33 gool isaga oo 79 kulan u saftay PSV ...

Read More »

Man Utd oo magacaabeysa agaasime cusub

Himilo – Naadiga Premier League ka dhisan ee Manchester United ayaa daneeneysa in ay agaasimaha kubadda cagta ugu magacawdo Luis Campos, sida ay werisay Mirror. Tani ma ahan mid qarsoodi ah in Manchester United xiiseeneyso ninkaan kaasi oo ay indhaha ...

Read More »

Brandon Berridge: Dab damiyaha ugu dheer caalamka

Himilo – Nin kasoo jeeda gobolka Tennessee ee dalka Mareykanka oo dhirirkiisu yahay 6-fiit iyo 11.17-inch ayaa loo aqoonsaday dab damiyaha ugu dheer caalamka. Brandon Berridge oo ka tirsan waaxda dab la dagaalanka magaalada Tullahoma ee gobolkaasi tan iyo 2006-dii, ...

Read More »

WHO: Sida la isaga ilaaliyo feyruska Karona

Himilo – Maadaama uu cudurka Covid-19 ee soo gaaray dalka bartamihii bishii Maarso ee sanadkan, wuu kusii fidayo bulshadeena, taxadar adiga oo raacaya tillaabooyinka soo socda oo ay ku talisay Hay’adda caafimaadka dunida ee WHO. U jirso dadka kale fogaan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan