Himilo – Kooxda Liverpool, ayaa dhammeystirtay heshiis dhan 45-milyan oo Pound, kaasoo ay kusoo qaadatay ciyaariyahanka Wolverhampton Wanderers ee Diogo Jota. ” Waan faraxsanahay muddo dheer ayaan sugayay inaad halkan imaado, waxaan filayaa in kooxda ay fasiraad ka bixin doonto ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Ilaaliye xaday Shinbiro oo loo qalqaalinayo xabsi shan sanno ah
Himilo – Ilaaliye xarun xayawaanada lagu xanaaneeyo oo ku taala Ingiriiska ayaa la dhageynasanayaa kiiskiisa, kadib markii lagu soo eedeeyay inuu xaday shan shinbirood oo kala jaad ah. Bradley Tomes, oo 25-jir ah, ayaa lasoo qabtay isaga oo iibiyay laba ...
Read More »Buugaag la baadi-goobayay muddo seddax sanno ah oo dib loo helay
Himilo – Koox tuugo xirfadley ah ayaa seddax sanno kahor ka xaday galbeedka London keyd buugaag taariikhi ah, kuwaas oo hadda dib loo helay. Tuugada ayaa saqafka kore kaga soo dhacday Guri lagu hayey buugaagta si ay isaga jiraan qalabka ...
Read More »Dhaqtar been abuur sameeyay oo laga xiray koontadiisa Twitter-ka
Himilo – Shirkadda Twitter ayaa si ku meel gaar ah u xirtay fadhi ay bartaasi xiriirka bulshada ku lahayd haweeneey khabiir ku ah cilmiga Feyrusyada oo u dhalatay Shiinaha. Li-Meng Yan ayaa barteeda la xiray talaadadii, kadib markii ay ku ...
Read More »Tottenham oo qarka u saaran inay heshiis la gaarto Gareth Bale
Himilo – Wakiilka Bale ayaa u sheegay Sky Sports in Gareth uu qarka u saran yahay inuu soo gabagabeeyo waayihiisa Real Madrid. “Shaki la’aan Bale ayaa ku dhaw inuu ka tago Real Madrid waqti kasta, si gaar ah 7-dii sano ...
Read More »Barcelona oo is hortaagtay rabitaankii Ronald Koeman
Himilo – Kooxda Barcelon ayaa lasoo warinayaa inay is hor-taagtay isku daygii Ronald Koeman uu ku doonayay in Rumelo Lukako uu xagaagan ku keeno kooxda. Sida ay warisay Mundo Deportivo, tababare Koeman ayaa ku wargaliyay gudigga sare ee Barca inuu ...
Read More »Jilaa u geeriyooday si lama filaan ah
Himilo – Jilaa 36-jir ah oo u dhashay dalka Taiwan ayaa geeriyooday markii uu ku sinbiriiraxday musqushiisa qubeyska. Boliiska xaafadda uu deganaa Alien Huang, ayaa sheegay in muqaalada ay duubtay Camera-da CCTV ay muujinayaa jilaagu inuu kali ku ahaa gurigiisa. ...
Read More »Corona Virus: Dilaaga Qarsoon ee Dalxiiska
Himilo – Qalqalka ka dhashay Xanuunka COVID-19, ayaa dhaawac xooogan waxa uu gaarsiisay dalxiiska Dunida. Lixdii bile ee ugu horreeyay sanadkan, lacag dhan 460-bilyan oo doolar ayey qasaareen dalalka ku tiirasanaa dalxiiska, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Hay’adda Dalxiiska Dunida, ...
Read More »Jack Grealish oo heshiis cusub u saxiixay Aston Villa
Himilo – Grealish, ayaa go’aan ka gaaray mustaqbalkiisa kooxda Aston Villa, isaga oo saxiixay heshiis shan sanno ah. Qandaraaska cusub Jack Grealish, waxa uu ku qaadan doonaa mushaar ka badan midkii heshiiskiisii hore ee dhacaya sanadka 2023-ka. Waxaa uu qaadan ...
Read More »Buyer Munich oo dib usoo cusbooneysiisay xiisaha ay u qabto Hudson-Odoi
Himilo – Kooxda Buyer Munich, ayaa dib usoo cusbooneysiisay xiisaheeda xiddigga garabka kaga ciyaara kooxda Chelsea ee Callum Hudson-Odoi, sida ay warisay Sky Germany. Hudson-Odoi, ayaa lala xiriirinayaa illaa dhowr dalab, waxaana ka mid ah mid ku kacaya 35 milyan ...
Read More »
Radio Himilo
