Himilo – Qarnigan 21-aad ee aan nool nahay waxaa loo asteeyay qarniga ugu kulul dunida laga soo bilaabo 1850-kii-kacaankii Warshadaha. Dabagal ay sameeyeen Khubaro dhan 528 oo kasoo kala jeeda 61 dal ayaa lagu sheegay in intii u dhaxeysay sanadihii ...
Read More »Yearly Archives: 2020
Lamaane go’aansaday inay cunno ugu deeqaan dadka hoy la’aanta ah
Himilo – Dad badan waxay wakhti badan iyo lacag ku bixiyaan qorshaha maalinka weyn ee arooskooda, lamaanayaal badan ayay qasab ku noqotay inuu dib u dhaco aqal galkoda ama la baabi’iyo qorshahoodu sabab la xiriirta safmarka Coronavirus. Marka Tyler iyo ...
Read More »Tottenham Hotspur oo wadahadallo heshiis kordhin ah la furtay Hugo Lloris
Himilo – Tottenham Hotspur ayaa la werinayaa inay sameysay tallaabadii ugu horreysay oo ay ku dooneyso inay heshiis cusub la gasho goolhaye Hugo Lloris. Xiddiga reer France ayaa siddeedii xilli ciyaareed ee ugu dambeysay ku qaatay Waqooyiga London, isagoo wadar ...
Read More »Chelsea oo soo bandhigtay qiimaha lagu iibsan karo N’Golo Kante
Himilo – Kooxda Chelsea ayaa dul dhigtay £80 milyan qiimaha lagu iibsan karo xiddiga khadka dhexe N’Golo Kante, kaasi oo uu dalab kaga imaanayo kooxda Italy ka dhisan ee Inter Milan. Waxaa lasoo werinayay in Antonio Conte uu doonayo in ...
Read More »Xeebaha Brazil oo dib loo furayo balse loo oggol yahay keliya dadka uu ku dhacay COVID-19
Himilo – Inta badan goobaha dabiiciga ee xeebaha Brazil ayaa albaabada loo laabay sabab la xiriirta safmarka coronavirus, iyada oo hadda dib loo furayo shan bilood kaddib, balse keliya waxaa loo furayaa kuwa uu ku dhacay COVID-19. Masuuliyiinta gobalka Pernambuco ...
Read More »Madaxweynaha Argentina oo farriin la wadaagay Lionel Messi
Himilo -Xiddiga kooxda Barcelona waxa uu hadda wajahayaa xaalad adag marka loo eego caqabadaha ku hareereysan mustaqbalkiisa. Madaxweynaha Argentina’ ninka lagu magacaabo Alberto Fernandez ayaa Lionel Messi ugu yeeray in dib ugu soo guryo noqdo dalkiisa hooyo isla markaana uu ...
Read More »Wankii ugu qaalisan dunida oo lagu iibiyay ku dhawaad $500,000
Himilo – Ma ahan in aad layaab ka dhigato suurtagalnnimada waxyaabaha qaar ee dunida ka dhacaya, maantase waxaan kuu soo bandhigeynaa mid kamid ah layaabyadaasi. Dalka Scotland waxaa isbuucii lasoo dhaafay sheeko xiisa gaar leh kaddib markii wan lagu iibiyay ...
Read More »Ciro Immobile oo heshiis kordhin u sameeyay kooxdiisa Lazio
Himilo – Ciro Immobile ayaa kooxdiisa Lazio u saxiixay qandaraas shan sanno ah. Xiddiga xulka qaranka Italy ayaa ku guuleystay abaalmarinta gooldhalinta qaaradda Yurub xilli ciyaareedka 2019-20, kaddib markii horyaalka Serie A ka dhaliyay 36 gool 37 kulan oo uu ...
Read More »Haweeney furriin dalbatay markii uu seygeedu u noqday mid baari ah oo guriga qeyb ka hagaajiya
Himilo – Mid kamid ah layaabyada furriinka dunida ayaa laga soo weriyay dalka Hindiya, kaddib markii haweeney Muslim ah ay maxkamadda sharciga ka dalbatay furriin, iyada oo ku sababeysay arrinkan in seygeedu uu aad u jecel yahay. Hwaeeneydan la magac ...
Read More »Jarmalka: Nin xabsi u galay codka filim u daarnaa
Himilo – Waaxda booliska Jarmalka ayaa sheegay in ay heleen warbixinno suura gal ka dhigaya in ay jiraan toogasho, balse markii ay tageen goobta ay wax ka dhaceen waxay arkeen nin hurdaya kaasi oo daawanayay filim action oo uu codka ...
Read More »
Radio Himilo
