Home / Deegaan (page 11)

Deegaan

10-ka dal ee dadkooda waaweyn ka badan yihiin carruurta

Himilo- Dadka da’da ah ayaa noqonaya kuwa ugu badan ee caalamka, waxaana sababta loo arkaa hoos u dhaca heerka dhalmada dunida iyo kororka dadka ku jira da’ dhexaadka. Markii ugu horreysay taariikhda sannadkii 2008-dii, tirada dadka caalamka ee da’dooda dhaafsiisan ...

Read More »

Sardinia: Xatooyada ciidda ayaa lagu muteysan karaa lix sanno oo xarig ah!

Himilo –Jasiiradda Sardinia ayaa soo saartay digniin cusub oo la xiriirta ciidda xeebta sida maamulka laga soo xigtay. Sida uu qoray wargeyska Independent, haddii qofka lagu helo xatooyo ku saabsan ciidda xeebta jasiiradda waxa uu wajahayaa lix sanno oo xarig ...

Read More »

Waa maxay sababta uu Trump u iibsanayo jasiiradda ugu weyn caalamka?

Himilo – Xukuumadda Greenland ayaa diiday dalab madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku doonayo in uu ku iibsado jasiiradda ugu weyn caalamka oo leh ismaamul gaar ah. Waxay tani ka danbeysay markii wargeyska The Wall Street Journal uu daabacay warbixin ...

Read More »

Halkee ayay ku nool yihiin tirada ugu badan ee libaaxyada qaaradda Afrika?

Himilo – Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in Tanzania ay ku nool yihiin libaaxyada ugu badan qaaradda Afrika marka la eego dalalka kale. Warbixinta ka soo baxday jaamacadda Oxford ayaa ka digtay hoos u dhaca tirada libaaxyada qaaradda Afrika ...

Read More »

Ethiopia oo diiwaan cusub ka sameyneysa dhir beerista dunida

Himilo – Dawladda Ethiopia ayaa hal maalin ku beertay 350 milyan oo geed, sida laga soo xigtay masuuliyiin u hadlay xukuumadda oo xusay iney dhacdadaan tahay taariikh cusub. Dr Getahun Mekuria, oo ah wasiirka tiknoolijiyadda iyo hal-abuurka ayaa sheegay in maqribnimadii ...

Read More »

Shiinaha oo nadiifinaya hawadiisa wasaqeysan si uu uga faa’iideysto tamarta qorraxda

Himilo -Shiinaha oo heysta tamar qorraxeed sugan inka badan dalalka caalamka ayaa doonaya in uu ka faa’iideysto inkastoo uu wajahayo hawo wasaqoobid tii ugu xummeyd dunida. Sannadihii ugu danbeeyay, xukuumadda Shiinaha ayaa billowday inay hagaajiso hawada wasaqda ah xilli laga ...

Read More »

Sommarøy: Jasiiradda Norway oo aysan dadkeeda xisaabsan doonin wakhtiga!

Himilo -Jasiiradda Sommarøy ee Norway ayaa dooneysa inay meel iska dhigto la socoshada saacadaha iyadoo ku dhawaaqaysa inay ka caagan tahay oo ay xur ka tahay wakhtiga. Dadka riixaya olo’laha ayaa sheegay in dad badan oo caalamka ku nool ay ...

Read More »

Maxay Namibia u iibinaysaa 1000 xayawaan oo kamid ah duurjoogteeda?

Himilo FM – Namibia oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah sabab la xiriirta abaarta ka jirta ayaa go’aansatay inay iibiso kun xayawaan oo kamida ah duurjoogta dalka si loo yareeyo dhibaatada gaari karta. Tallaabadan waxaa looga dan leeyahay in ...

Read More »

Wax ka ogow tuulada ku taalla Hindiya ee la arko hal jeer sannad kasta

Himilo FM – Tuulo ku taalla gobalka dhaca galbeedka Hindiya ee Goa ayaa la arkaa hal jeer sannad kasta iyadoo 11-ka billood ee kale qariyaan biyo. Dadka asalka ah ee tuulada Curdi oo hadda deggan goobo kale ayaa isugu yimid ...

Read More »

Philippines: Inka badan 500 Bilyan oo geed ayaa la beerayaa

Himilo FM –Ardayda dalka Philipiness ee ka baxaya dugsiyada sarre ayaa ku qasban inay beeraan ku dhawaad 10 geed kahor inta aysan ka bixin dugsiga sida uu farayo sharci cusub. Sharciga dhawaan dhaladka ah ayaa dib u soo nooleynaya dhaqanka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan