Home / Habka-Nolosha (page 170)

Habka-Nolosha

Crystal Palace oo ku dhawaaqday Saxiixa Benteke.

Kooxda Crystal Palace ayaa ku dhawaaqday inay dhameystirtay heshiiska ay kula soo wareegeysay weeraryahankii Liverpool Christian Benteke kaasoo qalinka ku duugay heshiis afar sannadood ah. Benteke  ayaa lagu soo waramayaa in Shalay oo jimca ahyd uu caafimaadka u maray kooxda ...

Read More »

Xogta kulanka Barcelona iyo Real Betis

Kooxda difaacanaysa horyaalka La Liga ee Barcelona ayaa wajahaysa kooxda Real Betis kulankeeda ugu horreeya ee xilli ciyaareedkaan 2016 illaa 2017, waana mid ka mid ah kulamada ugu adag tartanka horyaalka La Liga toddobaadkiisa koowaad. Barcelona ayaa bilow wanaagsan ku furatay ...

Read More »

Leicester City oo cabsi ka qaaday hadalii Riyad Mahrez 

Garabka xulka qaranka Algeria Riyad Mahrez ayaa shaaca ka qaaday in laba ama sadex kooxood kaliya ay ku qasbi karaan inuu ka huleelo kooxda Leicester City. 25-jirkaan heerka caalami ayaa ahaa mid kamid ah dadka ugu hadal heynta badan suuqa ...

Read More »

Liverpool oo laga yaabo in ay wayso Sadio Mane kulanka Sabtida

Saxiixa cusub ee Liverpool Sadio Mane ayaa shaki weyn la galinayaa inuu qeyb ka noqdo kulanka ay Sabtida kooxdiisa u safreyso Burnley kadib markii dhaawac dhanka garabka ah uu kasoo gaaray tababarkii shalay. Mane ayaa ku dhaawacmay isku dhac isagoo ...

Read More »

Caqabad kale oo soo wajahday macalin Wengar,  xili la soo sheegay in Aaron Ramsey Oo Muddo Bil ah Garoomada Ka Maqnaan Doona.

Arsene Wenger ayaa weyn doona xiddiga muhiimka ah Aaron Ramsey oo dhawac muddo bil ah kku maqnaan kara, Xiddiga reer Welsh ayaa la filayaa inuu ka maqnaado kooxdiisa kadib markii dhawac canqowga ah uu kasoo gaaray kulankii guuldarrada 4-3 kooxdiisa ...

Read More »

Martin Odegaard Oo looga gacan haatinaayo England

Inkastoo aan la shaacin qiimaha ay ku dooneyso, iyo hadii ay amaah ku dooneyso intaba, kooxda LIverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay dooneyso xidiga Real Madrid Martin Odegaard. Xiddiga dhallinyarada ah ee sida weyn loogu qiimeeyo ka ciyaarista qadka ...

Read More »

Arsenal Oo Juventus Xidig ka dooneysa.

Kooxd Londonka dhisan ee Arsenal ayaa dooneysa burburiyaha reer France iyo kooxda Juventus Mario Lemina. Jariiradda talyaaniga kasoo baxda ee Calciomercato ayaa ku warameysa in Watford ay qiimo dhan 20 Malyan Oo Pound miiska u saartay Juventus, halka Gunners lagu ...

Read More »

Xogta Kulanka Arsenal iyo Liverpool

Emirates Stadium oo ah garoonka kooxda Arsenal waxaa ka dhici doonta cayaar u dhaxaysa Arsenal iyo LIvepool, waa  bilaaasho adag oo labadaan kooxba ay horyaalka ku bilawdaan, waana kulanka ugu adag ee todobaadkaan horyaalka.   Arsenal ayaa xili cayareedkii hore ...

Read More »

Xogta kulanka Bournemouth iyo Man United

Cayaar galabta ka dhici doonta garoonka Vitality Stadium ee kooxda  AFC Bournemouth waxaa fooda is dari doona Macnhester United iyo Bournemouth. United ayaa xagaagaan samesay dib u dhis wayn waxa ayna awoodeeda tijaabin doonta marka ay galabta u martiso Bournemouth. ...

Read More »

Hull City oo kooxda difaacaneysa EPL-ka ee Leicester City garaacday, kulankii ugu horeeyay.

Hull City oo kasoo laabatay heerka labaad ayaa guuldaradii ugu horeysay dhadhansiisay kooxda horay wacdaraha uga dhigtay England Leicester City. Robert Snodgrass ayaa gool qurux badan ku quusiyay Leicester City oo iska soo guday gool dhamaadkii qeybta hore hogaanka looga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan