Himilo – Tan iyo burburkii dalka xeebaha Soomaaliya waxay noqdeen kuwo dayacan. Waxyaabaha laga diiwaan galiyay waxaa ka mid ah sumeyn joogta ah, xaafulin xad dhaaf ah iyo dhibaatooyin kale. Waxay soo gaartay heer ay dawladdo la bareeraan damacooda inay ...
Read More »Macluumaad
Imaaraadka oo $35 Bilyan ku iibsatay Magaalo ku taalla xeebaha Masar
Himilo – Imaaraatka Carabta ayaa Masar siin doona $35 bilyan si ay u iibsadaan magaalada Ras el-Hekma ee ku taal xeebta waqooyi Masar,sida uu maanta ku dhawaaqay ra’iisul wasaaraha Masar Mostafa Madbouly ka dib toddobaadyo la isla dhexmarayay, wuxuuna saxiixay ...
Read More »Maqaal: Dabar go’a ku yimid Shillinka Soomaaliga yaa leh dhaliishiisa?
Himilo – Lacagtii astaanta u ahayd Soomaaliya waxaa ka danbeeyay kunka Shilin kaas oo deegaanno badan laga joojiyay adeegsigiisa. Meelaha laga diiday isticmaalkiisa waxaa kamid ah Hiiraan, Mudug, Galgaduud iyo Puntland gabi ahaanba uusan ka shaqayn. Ka guuridda lacagta Shillin ...
Read More »Da’yar Muslim ah oo badbaadiyay nolosha 29 qof!
Himilo – Wuxuu abaalmarinta MBE ku helay badbaadinta 29 qof oo rabay inay nafta is dhaafiyaan ama naftooda dilaan. Rizwan Javed waa Muslim British ah oo ka shaqeeya saldhigyada tareenada wuxuuna hadda magaciisa uga faa’iideysanayaa inuu maareeyo xaaladda ah adag ...
Read More »Bacda: Dhigaal dhibaato dambe dhasha’
Himilo – Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan lagu mamnuucayo isticmaalka bacaha halista ku ah deegaanka. Go’aanku wuxuu mamnuucayaa soo dejinta bacaha halka mar la isticmaalo iyo in laga adeeegsado dalka oo dhan. Wasaaraddu ...
Read More »Maqaal: Sheekooyinkii waayeelku ay carruurta uga sheekeyn jireen ma waxaa beddelay aaladaha casriga ah?
Himilo – Barbaarinta carruurta waa xirfad ay waalidiintu is dheer yahiin. Qofka barta waxaa inta badan laga gartaa hab dhaqankiisa tarbiyaynta ubadka. Waayo xigmad caan ah ayaa tiraahda, “Qof walba wuxuu bixiyaa, wuxuu hayo!”. Sidee ayuu waalidka ilmahiisa si wanaagsan ...
Read More »Maqaal: Ciyaaraha maamul goboleedyada ma is dhaxgal bulsho mise kalatag!
Himilo – Garoonka kubadda cagta ee Studio Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay ciyaarihii maamul-goboleedyada iyo gobolka Banaadir kuwaas oo soo billowday 29 December sanadkii hore (2023). Ciyaarta kama dambeysta ah waxaa wada ciyaaray kooxaha kala matalayay Galmudug iyo Hirshabeelle. Waqtigii ...
Read More »Koonfur Africa oo Israel uga guuleysatay dacwadii maxkamadda ICJ-da
Himilo – Inkasta oo aysan soo saarin go’aankii lawada sugaye hadane waa guul weyn oo koonfur africa ay ka soo hoyse loolankii adkaa oo ay qareenada koonfur africa ay lagalen qareenadii difaacaye Israel. Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa, ayaa bogaadiyay ...
Read More »Sudan oo u muuqata inay cagta saartay wadadii Soomaaliya ay ku jabtay 30 sano ka hor
Himilo – In ka badan 13,000 oo qof ayaa ku dhintay 26,000 oo kalena way ku dhaawacmeen colaadda ka socota Suudaan tan iyo sannadkii hore, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Suudaan waxaa hareeyay dagaal u dhexeeya ciidamada, oo uu hoggaaminayo ...
Read More »Maqaal: Maxaa xigidoona shirka IGAD ee xaaladda Soomaaliya iyo Ethiopia?
Himilo – Itoobiya ayaa weli qeyb ka ah ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya. Addis Ababa ayaa horraantii bishii koobaad ee sanadkan Soomaaliya ku tijaabisay damaceeda bad doonka ah, iyada oo Muuse Biixi ka saxiixatay 20KM oo kamid ...
Read More »