Home / Macluumaad (page 30)

Macluumaad

18 December – Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga

Himilo- Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga waxaa loo dabaal-degaa 18 bisha December sannad kasta. Waxaana dhidibada u taagtay hey’adda UNESCO sannadkii 2010 si loogu dabaal-dego kala duwanaanshaha dhaqamada iyo in si simman loo adeegsado lixda luqadood ee rasmiga u ah ...

Read More »

Dunida: Imisa qof ayaa dhibbane u ah buurnida xad-dhaafka ah?

Himilo – Mid kamid ah dedaalada laga midaysan yahay dunidoo idil waa la dagaalanka buurnida da’yar iyo duqowba, cayilka oo caafimaad ahaan marka loo eego ah dufunta oo ku badata jirka ayaa xilliyada qaar sababi kara caafimaad darro. Buurnida ayaa ...

Read More »

11 December – Maalinta caalamiga ah ee Buuraha

Himilo – Buuraha ayaa gabbaad u ah 15% dadka caalamka iyo afar meelood meel xayawaanada iyo dhirta dhulka. Waxaa biyo nadiif ka hela kala bar dadka caalamka. Tani waxay abuureysaa ahmiyadda ilaalintooda oo qeyb ka ah yoolalka Qaramada Midoobay ee ...

Read More »

10 December- Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha

Himilo FM – Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha waxaa la xusaa sanad kasta 10-ka bisha Dec – oo ah maalintii Kalfadhiga Guud ee QM uu la qabsaday Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha sanadkii 1948-kii. Waxaana loo sameeyay xuquuqda aadanaha Dukuminti ...

Read More »

04 December – Maalinta caalamiga ah ee Bankiyada

Himilo – Maalinta caalamiga ah ee bankiyada waxaa galka maalmaha caalamiga ah ee Qaramada Midoobay lagu daray 19 December sanadkii 2019. Golaha guud ee ururka ayaa xilligaas go’aansaday in sanad kasta 4 December la wayneeyo kaalinta Bankiyada ee nolosha. Marka ...

Read More »

03 December – Maalinta Caalamiga ee Naafada

Himilo – Xuska sanadlaha ah ee Maalinta Caalamiga ee Naafada waxaa sanadkii 1992-kii asteysay QM. Ujeedku waa ilaalinta xuquuqda iyo bad-qabsanaanta dadka laxaadkoodu kala dhimman yahay ee ku jira dhammaan bulshooyinka iyo in sare loo dhigo wacyiga la xiriira xaaladaha ...

Read More »

1 December – Maalinta caalamiga ee AIDS-ka

Himilo- Kowda bisha December sannad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka kaas oo ku fidaya feyraska halista ah ee HIV-ga iyo in sidoo kale in loo ...

Read More »

Farriin ku saabsan duumada

Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka adduunka labadii daqiiqaba cudurka Duumada waxaa dunida ugu dhinta ilmo. Sanad walba waxaa la weriyaa in ka badan 200 milyan kiis oo duumo ah. Taniyo 2000 waxaa is dhimay tirada dadka u dhibtooda cudurkan balse ...

Read More »

Isbeddelka cimilada iyo saamayntiisa Soomaaliya

Himilo – Afar xilli roobaad oo xiriir Soomaaliya kama aysan di’in roobab mug leh sida ay sheegeen ha’yadaha ka shaqeeyama arrimaha deegaanka iyo cimilada. Isbeddelka cimilada ayaa arrintan loo aaneynayaa, iyadoo saameynta isbeddelkan ay gaartay waddamo kala duwan haddana Soomaaliya ...

Read More »

20 November – Maalinta warshadaha Africa

Himilo – Sanad kasta 20 November waxaa Africa looga dabbaal deggaa maalinta warshadaha qaaradda. Waa maalin laga wada hadlo sidii la isaga kaashan lahaa kacaan sanco oo si siman uga billowda guud ahaan dalalka gobolka ee la daalaa dhacaya dhibaatooyinka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan