Home / Macluumaad (page 63)

Macluumaad

Dib u xusuuso sheekada Gabadha fuusha Buuraha

Himilo – Waxey dhawaan gashay buugga lagu keydiyo sheekooyinka cajiibka ah ee GUINNESS kadib markii mudo ka yar laba sano ay ku gaartay barta ugu sareysa sedaxda buur ee ugu dheer caalamka. Álvarez Chávez, ayaa safarkeeda ka billaawday buurta caalamka ...

Read More »

Xaqiiqooyin ku saabsan Australia

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Australia, waxay isku tahay waddan iyo qaarad. Bedka dhulkeeda waa 7,741,220 km labo jibbaaran. waxay fidsan tahay qaaradda ay  wadato magaceeda iyo jasiiraddo kale oo ku xeeran. Canberra  waa caasimadda iyo magaalada ugu weyn. Luuqad rasmi ah ma ...

Read More »

Qarniga Ugu Kulul Caalamka

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Qarnigan 21-aad ee aan nool nahay waxaa loo asteeyay qarniga ugu kulul dunida laga soo bilaabo 1850-kii-kacaankii Warshadaha. Dabagal ay sameeyeen Khubaro dhan 528 oo kasoo kala jeeda 61 dal ayaa lagu sheegay in intii u dhaxeysay sanadihii ...

Read More »

Xeebaha Brazil oo dib loo furayo balse loo oggol yahay keliya dadka uu ku dhacay COVID-19

Himilo – Inta badan goobaha dabiiciga ee xeebaha Brazil ayaa albaabada loo laabay sabab la xiriirta safmarka coronavirus, iyada oo hadda dib loo furayo shan bilood kaddib, balse keliya waxaa loo furayaa kuwa uu ku dhacay COVID-19. Masuuliyiinta gobalka Pernambuco ...

Read More »

Wankii ugu qaalisan dunida oo lagu iibiyay ku dhawaad $500,000

Himilo – Ma ahan in aad layaab ka dhigato suurtagalnnimada waxyaabaha qaar ee dunida ka dhacaya, maantase waxaan kuu soo bandhigeynaa mid kamid ah layaabyadaasi. Dalka Scotland waxaa isbuucii lasoo dhaafay sheeko xiisa gaar leh kaddib markii wan lagu iibiyay ...

Read More »

Jarmalka: Nin xabsi u galay codka filim u daarnaa

Himilo – Waaxda booliska Jarmalka ayaa sheegay in  ay heleen warbixinno suura gal ka dhigaya in ay jiraan toogasho, balse markii ay tageen goobta ay wax ka dhaceen waxay arkeen nin hurdaya kaasi oo daawanayay filim action oo uu codka ...

Read More »

Nin gacantiisu ku jebiyay 29 taargo muddo hal daqiiqo ah

Himilo – Nin kasoo jeeda magaalada New York ayaa jebiyay rikoorkiisa dhacdooyinka dunida markii uu gacantiisa u adeegsaday jebinta 29 xabo oo taargada baabuurta ah muddo hal daqiiqo. Bill Clark ayaa horey u dhigay rkoor uu ku jeebiyay 23 xabbo ...

Read More »

Waa kuma bilyineerka hantidiisu kor u dhaaftay $200 oo bilyan?

Himilo – Shaqsiga adduunka ugu qannisan ee Jeff Bezos ayaa taariikh cusub ka dhigay dhanka ganacsiga, horraantii Arbacadii shalay waxa ay hantida shaqsigan noqotay mid sarreysa oo waliba aan horey loo arag 40-kii sanno ee lasoo dhaafay marka loo eego ...

Read More »

Degmo gabadhii ku dhalataba loo beero geedo!

Himilo – Tan iyo sannadkii 2006-dii, daganayaasha xaafadda Piplantri oo dhacda koonfurta degmada Rajsamand ee gobalka Rajasthan, waxay beeraan 111 geed si gabadhii dhalata loogu dabaal-deggo. Siinta celcelis dhan 60 gabdhood in lagu dhalo degmada sannad kasta, daganayaashu waxay maareeyeen ...

Read More »

Wax ka ogow faa’iidooyinka laga helo canbaha

Himilo – Canbaha waxaa dhacda in la yiraahdo waa boqorka Qudaarta. Waayo wuxuu la dagaalamaa Kansarka isaga oo dheellitira Kaadi-macaanka. Waxa uu fududeeyaa howsha dheef-shiidka isaga oo nadiifiya jirka. Haddaba, Radiohimilo.so, halkan waxa uu idin kugu soo gudbinayaa sababaha kugu ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan