Muqdisho – Jebakumar waa nin yool ku socda. Taniyo sanadkii 2012, wuxuu go’aansaday in waqtigiisa nasiinada uu jidka weyn ee magaalada Bangalore ee dalka Hindiya ka xaaqo musmaarro ay soo dhigaan goomiistayaal si kas ah ugu soo daadiya – iyaga oo ...
Read More »Wararka
Nin lagu qabtay isaga oo shinbiro ku hoos sita surwaalkiisa
Ho Chin Me, Vietnam – Nin ayaa loo xiray fal-danbiyeed ah inuu surwaalkiisa kusoo hoos qariyay tiro shibiro ah oo nool isaga oo isku dayaya inuu u qaado dalka kale, sida laga soo xigtay booliska dalka Fitnam. Saraakiisha kastamka eek ...
Read More »Nin dalbaday in lala duugo lacag kaash ah si uu danbi-dhaaf ugu helo Ilaahiisa
Muqdisho – Sarkaal katirsan dowladda Uganda ayaa qoyskiisa ka codsaday inay duugtiisa ku laraan lacag kaash ah kahor intaan la dhigin iilka. 52-jirka lagu magacaabo Charles Obong, oo ahaa sarkaal sare oo howl-gab ka noqday wasaaradda adeegga dadweynaha ee dalka Uganda ...
Read More »Haweeney rabtay in seygeeda ay boorso kaga saarto xabsiga oo la qabtay
Muqdisho – Haweeney u dhalatay dalka Venezuela ayaa la qabtay xilli ay isku dayaysay inay boorsadeeda ku dhex qariso saaxiibkeed oo ku jiray xabsiga Puente Ayala. In kasta oo ay ku guuleysteen qorshahooda ugu horreyn, hadana ilaalida xabsiga ayaa tuhmay kadib ...
Read More »Costa farriin dabacsan kaga jawaabay xantiisa tegitaan
Muqdisho – Laacibka Diego Costa ayaa dhanbaal dhiiri-gelineed u diray kooxdiisa Chelsea tiiyoo ay jirto xan hoose oo ah inuu ka dhaqaaqayo kooxda. Laacibka Spain u dhashay ayaa laga tagay ciyaartii kooxdu la lahayd dhiggeeda Leicester City oo Chelsea ku ...
Read More »Cazorla oo 10 toddobaad maqnaanaya kadib dhaawac soo gaaray
Muqdisho – Macalinka Arsenal, Arsen Wenger ayaa ka cabsanaya in xiddiga Santi Cazorla ee u dhashay dalka Spain uu garoomada ka maqnaado muddo 10 toddobaad ku dhow kadib dhaawaca kasoo gaaray anqawga. Laacibka Cazorla ayaa garoomada ka maqnaa taniyo dhamaadkii ...
Read More »Mourinho: “Maalin un Pogba wuu noqonayaa kabtanka United-ka”
Muqdisho – Macalinka kooxda Man United, Jose Mourinho ayaa rumeysan in Pogba uu noqonayo kabtanka naadiga mustaqbalka dhow. Pogba, oo ah laacibka heysta saxiixa ugu qaalisan dunida, ayaa lasoo if-baxay dardar culus kadib ban-dhig aan lala dhicin oo uu kula ...
Read More »Ozil: “Wali waan rabaa xirashada nambarka 10 ee Arsenal.”
Muqdisho – Laacibka reer Jarmalka ee Mesut Ozil ayaa sheegay inuu wali jecel yahay xirashada no.10 ee kooxda oo uu xirto laacibka amaahda uga maqan kooxda ee Jack Wilshere. Ozil ayaa loo xiray numbarka 11 markii uu kooxda kaga soo ...
Read More »Mourinho oo boorrinaya United-ka oo dhan kahor kulanka Axadda ee Liverpool
Muqdisho – Mourinho ayaa laacibiinta kooxdiisa United-ka ku niyad-gelinaya inay hankooda sare u qaadaan kulanka ay la yeelanayaan Liverpool, Axadda soo socota. Hadalkan ayuu yiri kadib markii kooxdu 2-0 goolal ay dhaliyeen laacibyada Juan Mata iyo Marouane Fellaini United-ka u ...
Read More »Jurgen Klopp: “Coutinho waa laacibkeenna.”
Muqdisho – Jurgen Klopp ayaa u sheegay kooxda Barcelona waxa ay ku qaban karaan adduun lacageedka gaaraya 60 malyuun oo Gini ee ay ku rabaan Philippe Coutinho. Kubad-qaabeeyaha Brazil u dhashay ee Coutinho ayaa kusoo laabanaya ciyaarta ay la dheelayaan Southampton ee habeenka ...
Read More »