Home / Wararka (page 44)

Wararka

Chelsea oo miiska u dhigaysa adduun lacageed helidda Arturo Vidal

Muqdisho – Kooxda Chelsea ayaa miiska dhigaysa 38 malyuun oo Gini si ay usoo xera-geliso laacibka Arturo Vidal. Taas waa marka loo eego warsidaha The Sun oo sheegay in Blues-ka ay u weecdeen xera-geshiga laacibkan xoojiyaha qadka dhexe ee reer ...

Read More »

Ronaldo oo 2016 u arka sanadkii ugu fiicnaa ciyaarihiisa ilaa hadda

Muqdisho – Laacibkan reer Portugal ee Christiano Ronaldo ayaa dareemaya inuu kuwa kula loolamaya abaal-marinnada ku aamusiyay bilado qaali ah – isaga oo sheegtay inay sanadkan 2016 uu ahaa sanadkiisii ugu fiicnaa ilaa hadda. Guusha ay ku hanteen Champion League-ga ...

Read More »

Ronaldo oo qaba in 2016 uu ahaa sanadkiisii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkiisa hadda

Muqdisho – Laacibkan reer Portugal ee Christiano Ronaldo ayaa dareemaya inuu kuwa kula loolamaya abaal-marinnada ku aamusiyay bilado qaali ah – isaga oo sheegtay inay sanadkan 2016 uu ahaa sanadkiisii ugu fiicnaa ilaa hadda. Guusha ay ku hanteen Champion League-ga ...

Read More »

Ryan Giggs oo u dhow qabashada tababaranimada kooxda Swansea

Muqdisho – Laacibkii hore ee kooxda Shayaadiinta Cascas ayaa ah musharaxa ugu cadcad ee qabanaya xilka manager-nimo ee kooxda Swansea kadib markii Bob Bradley laga eryay shaqadiisa. Swansea ayaa eriday Bradley wax ka yar 85 maalmood kadib oo uu hayay ...

Read More »

Giroud o heshiis cusub saxiixaya kadib wada-hadal uu la yeeshay Wenger

Muqdisho – Laacibka Oliver Giroud ayaa xaqiijiyay inuu diyaar u yahay saxiix cusub oo uu la galo kooxdiisa Arsenal kadib markii wada-hadal dhab ah uu la qaatay macalinkiisa Wenger. Weeraryahanka oo heshiiskiisu ku eg yahay sanadka 2018-ka ayaa qirtay inuu ...

Read More »

Macalin Klopp oo sheegay in Liverpool ay sifooyin la wadaagto Borussia Dortmund.

Liverpool – Macalinka kooxda ku jirta booska saddaxaad ee kala horreynta England PL, Jurgen Klopp ayaa sheegay inuu astaamo uu kooxdiisan ku arkay si lamid ah uga muuqatay kooxdii uu laba mar lasoo qaaday horyaalka Bundusliga Jarmalka ee Borussia Dortmund. Klopp ...

Read More »

Kadib guushiisa Boxing Day, Mourinho oo wacad ku maraya tiigsiga kooxaha hoggaanka haya

London – Macalin Mourinho ayaa wacad ku maray inuu tiigsado kooxaha kaga horreeya hoggaanka horyaalka England ee PL kadib markii Shayaadiinta Cascas joogteeyeen guulahooda. United-ka ayaa sameysay afar guul oo ay ugu danbeyso kulankii xalay Sunderland ay ku garaaceen gegidooda ...

Read More »

Pulis: “Arsenal waxay leedahay ciyaartoyda xul ah marka loo eego Chelsea.”

London – Tony Pulis ayaa sheeganaya in Arsenal ay leedahay ciyaartoy xul ah oo ka fiican kooxda hoggaanka PL haysa ee Chelsea. Macalinka kooxda West Brom, Tony Pulis ayaa ciyaartoydiisa ku arkay qeybtii danbe ee ciyaartii ay 1-0 ku lumiyeen ...

Read More »

Mourinho oo jeedaalinaya sababta sidiisa oo kale Wenger aan loogu qanaaxin gafafkiisa

England – Jose Mourinho, macalinka kooxda Shayaadiinta Cascas ayaa si aan toos ahayn u tilmaamay in xiriirka FA ay tallaab ka qaadaan macalinka ay xifaaltamaan ee Wenger. Macalinka United-ka ayaa bilowga xilli ciyaareedkan dhib kula jira faallooyin canaan ah oo ...

Read More »

Jack Wilshere oo ka walaacsan mustaqbalkiisa Arsenal

England – Kubad qaabeeyaha sida amaahda ugu jooga kooxda Bournemouth ayaa ka walwalsan mustaqbalkiisa kooxda Arsenal. Macalin Wenger ayaa wali laga dhursugayaa inuu ballaariyo heshiiska laacibkan oo taageerayaashu ku hal-adag yihiin inuu sii joogo gegida Emirates ee kooxda Gunners. Haddii Arsenal ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan