Kulanka ugu danbeeya afar dhamaadka ayaa galabta ka dhici doona gegada Banaadir, waana cayaarta u dhexeysa gobollada Puntland iyo Hiiraan/Sh.dhexe. Labadan xul ayaa mid uun laga doonayaa inuu soo adkaado oo uu ku dhaco Jubaland oo Finalka Isniinta dhici doona ...
Read More »Wararka
Jubaland oo gool ku laadyo ku reebtay Banaadir iskana xaadirisay Final + Sawirro
Cayaar xiiso badneyd ayaa galabta bugcadda Banaadir ku dhexmartay gobollada Banaadir iyo Jubaland, waana kulankii koowaad ee Afar dhammaadka. Cayaartoyda gobolka Banaadir ayaana ku dhacay dhigooda Jubaland, cayaar qeybtii hore kusoo idlaatay barbaro goolal la’aan ah. Qeybtii labaad waxba iskama ...
Read More »Hordhaca kulanka xiisaha badan ee dhexmari doona Banaadir iyo Jubaland
Kulanka ugu horeeya kulamada bug baxa ee afar dhammaadka cayaaraha gobollada dalka ayaa galabta lagu cayaari doonaa bugcadda Banaadir ee degmada Cabdi Casiis. Cayaartan ayaa dhexmari doonta marti geliyaasha gobolka Banaadir iyo gobolka Jubaland oo kamid ah afartii gobol ee ...
Read More »Dadka Dhafra habeenkii oo noqday kuwa ku guuleysta nolosha
Baarayaal u dhashay dalka Ingriiska ayaa daraasad ay sameeyeen waxa ay ku ogaadeen in dadka dhafra habeenkii ee xilli danbe gaara mar walba inay yihiin kuwa ku guuleysta nolosha. Daraasadan oo uu sameeyay machadka London ee daraasaadka Siyaasada iyo Dhaqaalaha ...
Read More »Morgan oo doonaya Mahrez inuu sii joogo Leicester
Kabtanka kooxda kubadda cagta Leicester City Wes Morgan ayaa kula taliyay wiilka koox wadaagga ay yihiin Riyad Mahrez inuu sii joogo King Power Stadium xilli dalabyo xooggan uu helayo. Laacibka reer Aljeeriya ayaa fursado wacan ka heli kara kooxo waa ...
Read More »Dadka ku nool Jasiirad ku taal Talyaaniga oo la baarayo sababta dadka kale ay uga cimri dheer yihiin
Shirkad xarunteedu tahay dalka Ingiriiska ayaa iibsatay Hiddo-sidayaasha qaar kamid ah dadka ku nool jasiiradda Serdiina ee dalka Talyaaniga iyadoo rajeynaysa inay arintaasi ka caawiso ogaanshaha sababta dadkaasi ay uga cimri dheer yihiin dad kale ee caalamka. Shirkaddaasi oo la ...
Read More »Hiiraan & Sh/dhexe oo taariikh cusub ka sameysay tartanka gobollada dalka
Hiiraan & Sh/dhexe ayaa kulankii ugu danbeeyay ee cayaaraha gobollada dalka galabta la qaatay xulka Galmudug oo guul inay gaaraan u dagaalamayay. Cayaarta ayaa qeybtii hore lagu kala maray barbaro goolal la’aan ah, iyadoo labada xul ay iska qasaariyeen fursado ...
Read More »Hordhaca kulanka ugu danbeeya Wareegga koowaad ee cayaaraha gobollada dalka
Xulalka Hiiraan & Sh.dhexe iyo Galmudug ayaa maanta cayaari doona kulanka ugu danbeeya wareegga is aragga cayaaraha gobollada dalka. Labadan xul ayaa horaan min kulan lasoo kala cayaaray xulka Jubaland, waana cayaar ku xiran cidda gaari doonta afar dhammaadka. Hiiraan ...
Read More »Cilmibaaris lagu qeexay in DNA lagu ogaan karo heerka aqooneed ee carruurtu tiigsan karto
Daraasad cusub ayaa lagu baahiyay in tijaabada dhiigga ee DNA lagu ogaan karo in carruurtu ay ku safaadayaan oo ku dhibtoonayaan waxbarasha iyo in kale, ilaa ay ka gaarayaan 16 sano. Cilmi baarayaasha ayaa diiradda saaray hanaanka waxbarasheed ee dhallaanka ...
Read More »Ogow natiijada kulan cayaareedkii Banaadir VS Puntland + Sawirro
Taageerayaashii ugu badnaa cayaaraha gobollada dalka ayaa soo xaadiray galabta garoonka Banaadir, qof walba oo hore u daawan jirayna horyaalka Soomaaliya waxaa soo galay tuhun ku saabsan cidda dheeleysa, Ma Jeenyo iyo Banaadir SC mise Gobollada Banaadir iyo Puntland? Cayaartoyda ...
Read More »