Home / Wararka (page 56)

Wararka

Dhageyso: Barnaamijka Tusmada Tiknoolojiyadda

Barnaamijka Tusmada Tiknolojiyadda waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Waxaynu Barnaamijka ku soo qaadanaa xubno iyo qoddobo la xiriira tiknoolojiyadda iyo heerarka ay taagan tahay. Axmed Maxamed Maxamuud ayaa soo jeedinaya.

Read More »

Shaxdii ugu wanaagsaneyd Euro 2016 oo la soo saaray

Inkastoo badi kulankii ugu danbeeyay tartanka uu banaanka dhaawac la joogay Ronaldo misna waxaa lagu soo diray saf kooxeedkii ugu wanaagsanaa tartankaan. Cristiano safka waxaa ku wehlinaya saaxiibadiisa xulka Portugal Rui Patricio, Pepe iyo Raphael Guerreiro. Sanches oo loo doortay da’yarkii ...

Read More »

Rabshado gilgilay Paris kaddib guushii Portugal + Sawirro

Xulka qaranka Portugal ayaa guul weyn ka gaaray dhigooda Faransa si ay ugu dabaal degaan hanashada tartanka qaramada qaradda Yurub. Gool waqtigii dheeriga ahaa uu dhaliyay Eder ayaa u horseeday Portugal goortoodii u horeysay ee taariikhda inay hanato horyaalnimada qaramada ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Sahanka Siyaasadda

Barnaamijka Sahanka Siyaasadda waa toddobaadle aad ka maqashaan Idaacadda Himilo, toddobaadkan waxa aan kaga hadli doonaa Mowduuc quseeya waxa keena Loolanka Siyaasadda iyo sida ay tahay dawadiisa. Waxaa marti noogu ah Cabdulaahi Axmed Siyaad Aashaaa, oo darajada koowaad ku heysta diyaarinaya cilmiga Siyaasadda ...

Read More »

Daawo: Ramires oo weerar ku qaaday garsoore kaarka cas siiyay

Wiilkii hore ee kooxda kubadda cagta Chelsea Ramires ayaa weerar ku qaaday garsoore kaarka cas siiyay kulankii kooxdiisu guuldarro 2-1 ah ay kasoo gaartay kooxda Shandong. Wiilka qadka dhexe uga cayaara xulka qaranka Brazil iyo kooxda Jiangsu ayaa garsoorihii cayaarta ...

Read More »

Xog ku saabsan kulanka ay dhexdhexaadinayaan garsoorayaasha Soomaaliyeed + Sawirro

Garsoorayaal heer caalami oo Soomali ah ayaa dhexdhexaadin doona kulan cayaareedka kala baxa ah ee caawa dhexmaraya 20 jirrada xulalka Nigeria iyo Sudan. Afarta garsoore ee kala ah Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish, Mahad Cali Maxamud, Saalax Cumar Abuukar iyo Bashiir ...

Read More »

La’aanta Messi kubaddu waxba ma aha – Neymar

Xiddiga weerarka uga cayaara kooxda kubadda cagta Barcelona iyo xulka qaranka Brazil Neymar Jr. ayaa aaminsan in la’aanta Lionel Messi aanay kubadda cagtu aheyn mid xiiso yar leh. Messi ayaa iminka xaalad adag oo gudaha iyo dibadda garoonka ay ku ...

Read More »

Rinjiile Britain u dhashay oo shaqo ugu yaboohay dawarsade shillimaad weydiistay

Ninkan hoy la’aanta ahaa ayaa si asluubeysan u weydiistay Rinjiile inuu siiyo lacag yar oo jajab ah. Darren Wheatcroft oo ah rinjiilaha loogu yimid isagoo shaqeynaya ayaa ku wargeliyay ninkii dawarsanayay inaanu wax lacag ah heyn, hayeeshee dhacdo layaab ah ...

Read More »

Garsoorayaal Soomaaliyeed oo dhexdhexaadin doona cayaar u dhexeysa Sudan iyo Nigeria + Sawirro

Garsoorayaal Soomaaliyeed ayaa dhexdhexaadiyaal ka noqonaya cayaar ay habeen danbe isku wajahan yihiin xulalka 20 jirada qaramada Sudan iyo Nigeria. Saacadda geeska Afrika marka ay tahay 08.00 Fiidnimo habeenka Axadda ayayna soo geli doonta cayaarta garsoorayaasha Soomaaliyeed ay maamuli doonaan. ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaqsiga Caalamka

Barnaamijka Shaqsiga Caalamka waa toddobaadle aad ka dhageysataan Idaacadda Himilo. Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaa marba mid kamid ah hogaamiyaasha magaca reebay oo soo maray dunida, waxay isugu jiraan kuwo horey u geeriyooday iyo kuwo nool balse ka tegay dhaxal ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan