Home / Wararka (page 9)

Wararka

Arday Muslim ah oo diintiisa ku sharraxaya qaab wada-hadalka ku dhisan!

Muqdisho – Sanadkii hore wuxuu ahaa mid mashquul u leh ardayda Pennsylvania ka dhigta sharciga Akbar Hossain, kaas oo dad badan kula kulmayay goobaha lagu shaaho si uu ugala hadlo Islaamka. “Waxaa jira meel banaan oo wararkii loo baahnaa aan lagu daabicin, ...

Read More »

Muslimad xirashada xijaab awgiis loogu diiday shaqo ay kusoo baxday tijaabadeeda.

Muqdisho – Muslimad ku nool magaalada Patna, dalka India, waxaa xijaabka ay xiran tahay awgeed loogu diiday shaqo ay doonaysay xarunta lagu daryeelo aqoonta Delhi. “Waxaan ka xumahay inaan ku ogeysiiyo in meel dheer ka aragaaga uu ka turjumayo diintaada aad ...

Read More »

Shaqo la’aanta – Musiibada ku dahsoon Bulshadeenna!

Muqdisho – Ma ahan oo kaliya gaajada, macluusha, musuqmaasuq iyo aqoon-darrida mowduucyada kaliya ee Afrika si gaar ah looga weriyo. Xittaa marka ay soo baxaan jiil wax-bartay, fursadda ay dib ugu celin karaan aqoontooda bulshada ay ka dhasheen ayaa kamid ...

Read More »

Marka uu Musuqu  inaga dhigo kuwa Jaahiliin ah!

Muqdisho – Musuq waa lunsasho hanti dadweyne kana dhici kara goob si gaar ah loo leeyahay ama rug danta bulshada loogu adeego. Waxaa lagu tusaaleeyaa laaluush, dhagar, wax is-daba-marin iyo qaraabo-kiil intaba. Waddamada qaar, qofka ku dhaqaaqa musuqa waxaa lagu ...

Read More »

Qaraxii 14-ka October –Bil kadib Xusuusta Maanta!

Muqdisho – 30 cisho kadib halkan waxaa kasii dhamaanaya muuqaalladii argagaxa lahaa ee 14-kii October ka dhacay kaas oo galaaftay nolosha dad badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo maanta oo kale ifka isaga hayaamay. Dhismayaasha howshoodu wali qabyada tahay iyo kuwa ...

Read More »

14 November – Maalinta Caalamiga ee Cudurka Macaanka.

Muqdisho – Maalinta Caalamiga ee cudurka Macaanka waxaa loo dabaal-degaa 14-ka November oo ah markii uu dhashay  Frederick Banting, oo shaqadii uu la qabtay Charles Best ay suura-geliyay daahfurka insuliinta sanadkii 1921-kii. Maalintan waxaa markii ugu horreysay la hindisay sanadkii 1991-kii ...

Read More »

Aokigahara – Keynta Geerida.

Muqdisho – Waxaa loo suntay kobta ugu habboon ee lagu dhinto sida uu ku qoray buuggiisa The Complete Manual of Sucide, qoraaga Wataru Tsurumi, Aokigahara waa keyn mugdi ah oo dhacda ardaaga buurta Fuji taas oo ku caan ah kob ...

Read More »

Sheikh Axmed Deedat – Shumicii fidinta diinta Islaamka.

Muqdisho – Shiikh Deedat wuxuu ahaa han-sarreeye iyo caalim Muslim ah oo ku barbaaray dalka Koofur Afrika kaas oo ku caan baxay doodaha furan oo uu la yeeshay culimada diinta Masiixiga. Sanadkii 1986-kii, wuxuu la dooday Jimmy Swaggart, wuxuuna xittaa ...

Read More »

Ku seexashada Marwaxado shidan waxay sababi kartaa dhimasho kedis ah!

Muqdisho – 44-jir u dhashay dalka Thailand ayaa u dhintay xanuun lagu magacaabo hypothermia kadib markii uu jiifsaday isaga oo saddex marwaxad ay ku dul babanayaan habeenkii oo dhan. Sobthawee Boonkua, oo ku nool Tambon Nai Muang, gobalka Chaiyaphum wuxuu ...

Read More »

Saameynta Maandooriyuhu ku hayo Nolosha Jiilka Maanta.

Muqdisho – Maandooriyuhu kaliya ma saameynayo shaqsiyadda, hayeeshe wuxuu sidoo kale raadeyn karaa qoysaska, shaqooyinka, caafimaadka qofka, habka daryeelka caafimaadka, bulshada deegaanka iyo mujtamaca guud ahaan. Adeegsiga qaldan ee aalkolada iyo isticmaalka dawooyinka aan kusoo bixin talada dhaqtarka waxay araxda ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan