Home / 2019 (page 38)

Yearly Archives: 2019

Arsenal iyo Chelsea oo xiiseynaya laacib ay leedahay Bournemouth

Himilo- Kooxda AFC Bournemouth ayaa lagu soo waramayaa inay u soo bandhigi doonto garabka Ryan Fraser qandaraas culus oo qiimihiisu dhan yahay 100,000 kun ginni isbuucii si looga hor tago xiisaha Arsenal iyo Chelsea. 25 jirkan ayaa toddobo olole ku ...

Read More »

Afar kooxood oo wada doonaya xagaaga soo aadan xiddig United ah

Himilo- Kooxaha Juventus, Inter Milan, AC Milan iyo Borussia Dortmund ayaa dhamaantood lagu soo waramayaa inay muujiyeen xiisaha ay u qabaan saxiixa Nemanja Matic  oo si xor ah xagaaga dambe lagu heli karo. Matic, oo ku soo biiray Manchester United ...

Read More »

Maxaa loo dhiira geliyaa in aan mooska laga dhigan quraac?

Himilo- Dad badan ayaa mooska ka dhigta cunto ay qaataan arroorta hore iyaga oo uga maarmaya quraac dhammeystiran. Tani waa sababta inay aaminsan yihiin in mooska ama muuska laga helo faa’iidooyin caafimaad. Balse Dariel Joffer oo ku taqasustay quudinta ayaa ...

Read More »

Sidee ayay shinni sabab ugu noqotay dib u dhaca duulimaad diyaaradeed?

Himilo- Duulimaadka diyaarad ay leedahay shirkada diyaaradaha Hindiya ee Air India ayaa dib u dhacay sabab la xiriirta weerar shinni sida warbaahinta dalkaasi laga soo xigtay. Shinni tiro badan ayaa lagu soo waramayaa inay dabooshay shaashada bannaanka ee duuliyaasha taasi ...

Read More »

Real Madrid iyo Barcelona oo ku dagaalamaya labada shaqsi oo ka tirsan Liverpool

Himilo- Kooxaha ku xafiiltama  Spain ee Barcelona iyo Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay waji ka waji isku wajihi doonaan labada nin ee Liverpool Virgil van Dijk iyo Jurgen Klopp. Kooxaha La Liga ka dhisan ayaa labadoodaba hal guul ...

Read More »

Mareykanka: Khiyaanada qoyska ayaa lagu muteysan karaa 5 sanno oo xarig ah

Himilo- Khiyaanada qoyska ayuu qofka ku muteysan karaa 5 sanno oo xarig ah marka la joogo gobolada qaar ee dalka Mareykanka sida uu qoray wargeyska Daily Mail. Gobolada Mareykanka ee uu ka dhaqan galay sharcigan waxaa kamid ah Oklahoma iyo ...

Read More »

Willian oo xaqiijiyay Mustaqbalkiisa halka uu yahay

Himilo- Willian ayaa sheegay inuu doonayo inuu kordhiyo waqtigiisa Chelsea isla markaana uu ku rajo weyn yahay in loo soo bandhigo qandaraas cusub. Xiddiga garabka ka ciyaara ee reer Brazil ayaa yimid Stamford Bridge xagaagii 2013 ka dib lix billood ...

Read More »

Philipiness: Tuulo yar oo dadweynaha cunto loogu beddalayo qashinka ay uruuriyaan!

Himilo- Maamulka Philippines ayaa la dagaalamaya labo dhibaato oo kamid ah khataraha ugu weyn ee ka jira tuulada  Bayanan ee kala ah gaajada iyo wasakhda balaastikada ah. Tuulada dhacda Philippines ayaa dadaal ugu jirta sidii loo yareyn lahaa qashinka balaastikada ...

Read More »

Liverpool oo wadahadalo la furtay Sadio Mane

Himilo- Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadalo la furtay weeraryahanka reer Senegal Sadio Mane si ay ugala hadlaan qandaraas cusub. 27 jirkan ayaa qandaraaskiisa haatan ee Anfield wuxuu soconayaa illaa sannadka 2023 laakiin kooxda Jurgen Klopp ayaa la rumeysan ...

Read More »

Maqal: Bar Haweenkeenna

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan