Home / 2019 (page 48)

Yearly Archives: 2019

Cambodia: Macaamiisha hilibka jiirka ee la shiilo oo sii kordhaysa

Himilo – Meel ku dhaw magaalada Krong Battambang ee dalka Combodia ayaa lagu shiilaa kumanaan jiir ah maalin kasta si ay cunto uga dhigtaan dadka saboolka ah ee ku nool magaalada. Kahor muddo 10 sanno ah, Malaise ayaa wadada dhinaceeda ...

Read More »

Real oo isku diyaarineysa dalabkii ugu dambeeyay ee Eriksen

Himilo – Real Madrid ayaa qorsheyneysa inay dalab dambe ka gudbiso Christian Eriksen si uu kaga yimaado Tottenham Hotspur. Eriksen ayaa keliya hal sanno uga harsan tahay qandaraaskiisa Spurs mana uusan qarsanin inuu doonayo inuu helo waji cusub. Sida laga ...

Read More »

Waa kuma xiddiga uu Daniel Sturridge beddalka ugu noqonayo Monaco

Himilo –Kooxda Monaco ayaa isha ku heysa weeraryahankii hore ee Liverpool Daniel Sturridge iyagoo raadinaya beddelka Radamel Falcao. Sturridge ayaa xor ah tan iyo markii ay kooxda Liverpool sii deysay bishii June, waxaana xiiso u qabay kooxo ka dhisan Yurub. ...

Read More »

Mariana: 23 sanno ayay keydinaysay lacagta ay ku tagtay Xajka sannadkan!

Himilo –Sida cad, dadka saboolka ah way ku adag tahay in ay booqdaan Sacuudiga oo ay soo gutaan acmaasha Xajka sabab la xiriirta dhaqaalaha ku baxaya, taasina kama aysan dhigin diinteenna waajib saaran haddii aysan awoodin balse haweenay u dhalatay ...

Read More »

Bartilmaameedkii United Steven Bergwijn oo saxiixay heshiis cusub

Himilo –Xiddiga garabka ka ciyaara Steven Bergwijn ayaa qalinka ugu duugay kooxda PSV Eindhoven heshiis wakhti dheer ah, isagoo soo afjaraya wararka la isla dhexmarayo ee ku saabsan inuu u wareegayo koox ka ciyaarta Premier League. Isagoo ku riyaaqay olole ...

Read More »

‘Beentu way duushaa, runtuna way dhutisaa’

Himilo – Dan keentaba wararka aan jirin ee la faafiyo way nala soo gu’ tirsadeen, marka aan dib u raadqaadno sooyaalka aadanaha waxaan ka heleynaa dhacdooyin been abuur ah (Fake News) oo dadweynaha lagu dhex faafiyay. Tusaale nool Ummunaa Caa’isha ...

Read More »

Iwobi “Waxaan doonayaa in aan masuuliyad badan ku qaado Everton.”

Himilo – Alex Iwobi ayaa shaaca ka qaaday inuu rajeynayo inuu qabto door muhiim ah mudada uu joogo Everton. Xiddiga khadka dhexe ayaa isku diyaarinayay ololaha cusub ee Arsenal markii Everton ay ku guuleysatay dalab weyn oo ay ku dooneysay ...

Read More »

Halkee ayay ku nool yihiin tirada ugu badan ee libaaxyada qaaradda Afrika?

Himilo – Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in Tanzania ay ku nool yihiin libaaxyada ugu badan qaaradda Afrika marka la eego dalalka kale. Warbixinta ka soo baxday jaamacadda Oxford ayaa ka digtay hoos u dhaca tirada libaaxyada qaaradda Afrika ...

Read More »

Real Madrid oo diiday bixinta Vinicius Junior

Himilo – Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay ku guuldareysatay codsi ah inay ku darto da ‘yarka Real Madrid Vinicius Junior heshiis kasta oo uu kaga tagayo Neymar. Real ayaa lagu soo waramayaa inay isku dayeen inay la soo ...

Read More »

Mario Balotelli oo ku dhaw ku biirista koox reer Brazil ah

Himilo – Kooxda reer Brazil ee Flamengo ayaa ku sii dhawaanaysa saxiixa Mario Balotelli, sida ay qortay Corriere dello Sport. Weeraryahanka reer Talyaani ayaa koox la’aan ahaa tan iyo markii uu ka tagay Marseille dhammaadkii xilli ciyaareedkii hore. Weeraryahankii hore ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan