Himilo- Waxaa aad iisoo jiitay sheeko lagu qoray Jariiradda Evening Standard taas oo cinwaan looga dhigay moobillada shaashadda leh oo adeegsadaha kala tagaya dareenka gurmashada – kana dhigaya goobjooge aan gacan fidiye noqon Karin. Dr Linda Papadopoulos ayaa tooshka ku ...
Read More »Yearly Archives: 2019
Chelsea oo qorsheyneysa u dhaqaaqida Josh Maja
Himilo- Chelsea ayaa u aqoonsatay weeraryahanka kooxda Bordeaux Josh Maja inuu yahay mid macquul ah saxiixiisa bisha Janaayo. Iyadoo haatan loo ogolaaday Blues inay sameyaan suuq gal inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga Janaayo, xiddigo badan oo magac sare ...
Read More »Maqal- Casharka Abuu Shujaac: Darsiga 43aad
Man United oo qorsheyneysa inay £ 120 milyan ku hesho labo laacib
Himilo- Manchester United ayaa ka fiirsaneyso inay £ 120 milyan ginni ku dalbato labada xiddig ee reer Argentina Lautaro Martinez iyo Leandro Paredes. Tababaraha United Ole Gunnar Solskjaer ayaa doonaya inuu xoojiyo kooxdiisa bisha Janaayo ka dib qaab xun oo ...
Read More »Shiinaha: Inka badan 1 Milyan oo farmashiye ayaa la diiwaan geliyay
Himilo- Sida laga soo xigtay xog ka soo baxday maamulka caafimaadka qaranka Shiinaha, ku dhawaad 1.03 Milyan oo farmashiye oo heysta rukhsad ayaa la diiwaan geliyay. Inka badan 460,000 farmashiye oo si tafaariiq ah u iibinaya dawooyinka ayaa laga diiwaan ...
Read More »Brendan Rodgers oo ka soo muuqday liiska Man City
Himilo- Kooxda Man City ayaa sumadaysatay macalinka Leicester City Brendan Rodgers in uu yahay ninka ku haboon ee ka badalaya Pep Guardiola garoonka Etihad Stadium. mustaqbalka fog ee Guardiola ayaa sii kordhayay maalmihii la soo dhaafay iyadoo ay jiraan warar ...
Read More »Su’aalaha ay tahay in aad ka jawaabto kahor qorshayaashaada cusub ee 2020-ka
Himilo- Sannadka cusub ee 2020-ka ayaa nagu soo wajahan, qof kasta ayaa ku fekeraya qorshayaal cusub oo uu doonayo in uu xaqiijiyo sannadka soo socda balse waa muhiim in qofka uu isweydiiyaa jawaabaha su’aalaha soo aadan kahor inta uusan qaadan ...
Read More »Taajka boqoradda quruxda caalamka oo loo saaray 23 jir u dhalatay Jamaica
Himilo- Xaflad weyn oo lagu qabtay magaalada London ayaa taajka quruxda caalamka sannadka 2019 lagu guddoonsiiyay Toni-Ann Singh oo ka soo jeeda Jamaica. Waxaa tartanka ka qeyb galay 111 haween ah oo soo xertay dhar ka tarjumaya dhaqanka dalalkooda kuwaasi ...
Read More »Man United oo ugu cadcad saxiixa James Maddison
Himilo- Manchester United ayaa u muuqata inay ugu cadcadahay saxiixa xiddiga qadka dhexe ee kooxda Leicester City James Maddison. Isagoo kudarsaday shan gool iyo seddex caawinaad ah 15 kulan oo Premier League uu saftay xilli ciyaareedkan, Maddison ayaa mar kale ...
Read More »Haweeney Masjidkii ay ku riyoon jirtay ka dhistay Las Vegas
Himilo- Ka Sharaf Haseebullah ahaan, oo 74 jir ah dalka Pakistan u dhalatay ah, riyadeedii aheyd inay lacagteeda ku dhisto Masjid ayaa u rumowday saddex sano kahor, sida laga soo xigtay Religion News. Waxaa uga baxay adduun dhan saddex milyan ...
Read More »