Home / Wararka (page 49)

Wararka

Hull City oo kooxda difaacaneysa EPL-ka ee Leicester City garaacday, kulankii ugu horeeyay.

Hull City oo kasoo laabatay heerka labaad ayaa guuldaradii ugu horeysay dhadhansiisay kooxda horay wacdaraha uga dhigtay England Leicester City. Robert Snodgrass ayaa gool qurux badan ku quusiyay Leicester City oo iska soo guday gool dhamaadkii qeybta hore hogaanka looga ...

Read More »

Xogta Kulanka Hull City iyo Leicester City.

Leicester City ayaa isu diyaarineysa difaacashada horyaalka England, waxayna kooxdaan noqotay kooxdii ugu horeysay ee ciyaarta kulanka koowaad iyadoo kusoo guuleysatay horyaalka. Kooxdaan Dawacooyinka lagu naynnaaso ayaa doonaya in ay sanadkii labaad oo xiriir ah wacdaro ka dhigaan horyaal xiisa ...

Read More »

Xogta Kulanka Manchester City iyo Sunderland , Guardiola oo furan doona Qaanad cusub.

Horyaal England ayaa dib u bilaaban doona, xiiso iyo xamaasad gaar ah ayuuna sanadkaan wataa, macalimiintii ugu waa wayneed kubadda cagta xiligaan ayaana isugu yimid. Man City ayaa kulankeeda ugu horeysa wajaheysa Kooxda Liiceysa ee Sunderland, Macalin Guardiola  ayaa xilli ...

Read More »

Pogba oo Kulanka ugu horeya ganaax ku seegaya horyaalka Ingiriiska.

FA-ga ingiriiska ayaa xajiiqiyay in wiilka dhawaan ugu soo laabtay horyaalka ee Paul Pogba uu seegi doono cayaarta ay kooxdiisa cayaareyso xili ciyaareedka cusub markaas oo ay u safrayaan kooxda Bournemouth maalinka axada ah. United-ka ayaa dooneysay in ay kulankaan ugu ...

Read More »

Sunderland Oo Dhameystirtay Saxiixa Difaacyadii Da’da yar ah

Paddy McNair Iyo Donald Love oo ka tirsanaa Manchester United ayaa ku biiray Sunderland sida ay xaqiiisay kooxda Sunderland. David Moyes oo ah layliyaha cusub ee Sunderland ayaa labadaan cayaaryahayan doonaya in uu ku adkeeyo daafaca kooxdiisa. McNair ayaa ah ...

Read More »

Brazil iyo Colombiaoo Quarter Finalka Koobka Olympic-ada Aduunka isku arki doona

Dalka Brazil waxaa ka soconaya Olympic-ada Aduunka, xalayn waxaa soo dhamaaday kulamadii Group-yada koobka Olympic-ada Aduunka dhanka kubadda Cagta ragga. Sideed waddan  ayaa isaga haray, lix iyo toban waddan oo kasoo qayb galay. Xulalka magaca weyn leh ee tartanka ka haray waxaa ka ...

Read More »

RASMI: Everton oo lasoo wareegtay Daafacii Swansea City Ee Ashley Williams

Ashley Williams ayaa ugu biiray  Everton isagoo ka yimid  Swansea City. Swansea City ayaa hore Everton uga diiday dalab 10 milyan oo gini ahaa basle lacagta ay hadda kula soo wareegtay ayaan la shaacin. Daafacaan aha kabtanka xulka  Wales ayaa ...

Read More »

RASMI: Ranieri Uu Heshiis Cusub Qalinka u Duugay Leicester City

Kooxda difaacaneysa horyaalka Ingiriiska Leicester City ayaa ku guuleystay iney heshiis cusub ka saxiixdo macalinkeeda reer talyaani Claudio Renieri taasoo King Power kusii heyn karta tan iyo 2020. Macalinkii hore Chelsea ayaa xilli cayaareedkiisii ugu horeeyay ku guuleystay horyaalka Premier ...

Read More »

Real Madrid vs Sevilla  oo caawa ku madalsan Finalka UEFA Super Cup.

Real Madrid Iyo Sevilla ayaa isku wajahi doona Trondhein iyadoo la xasuusto in labadaan kooxood ay isku fara saareen finalkii UEFA Super Cup ee 2014 ka dhacay Cardiff markaas oo ay Madrid si nadiif ah koobkii ku hanatay. Sevilla kama ...

Read More »

DEG-DEG: Manchester City Oo Xaqiijisay Saxiixa Daafacii Everton John Stones

City ayaa ku dhawaaqday iney dhameystirtay saxiixa daafacii Everton John Stones kaas oo Etihad Stadium ku yimid aduun dhan 47.5 Malyan Oo Pound. Manchester City ayaa dhawaanahamba ka ruud joogtay John Stones, 22-jirkaan xiran doona numberka 24-aad. John Stones ayaa noqday ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan