Home / Wararka (page 51)

Wararka

XOGTA KULUMADDA: BARCA VS LEICESTER, BAYERN VS REAL & MILAN VS CHELSEA.

Koobka International Championship Cup ayaa caawa waxaa isku arki doono kooxo waaaweyn oo Horyaalada kala duwan ee yurub ka ciyaara. Waxaana ugu xiisaha badan kulanka ay is arki doonaan Kooxaha Real Madrid iyo Buyer Munich. BACELONA VS LEICESTER CITY. Kaxa ...

Read More »

Dhageyso: Warbixin ku saabsan Dhiiro gelinta

Waa Warbixin aan kusoo qaadanay Barnaamijka Hiigsiga Himilo oo si maallinle ah uga baxa Idaacadda Himilo 102.5MHZ. Waxaa soo jeedinaya Fardawsa Sheikh Cabdiraxmaan.

Read More »

Cayaartoyda Jubaland oo ka anbabaxay magaalada Muqdisho

Dhowaan waxaa soo idlaaday tartankii kubbadda cagta ee loo qabtay gobollada dalka ee Muqdisho ka dhacay, waxaana ka qeyb galay lix kooxood. Cayaartoyda ku cayaarayay magaca Jubaland ayaa booska labaad ee cayaaraha galay, markii kulankii Finalka ay gool ku laadyo ...

Read More »

Lamaane Hindi ah oo naftooda u waayay deyn ka yar 10 kun oo Shillin Soomaali ah

Bharat oo 45 jir ah iyo afadiisa Mamta oo 41 jir ah ayaa la afduubtay kaddibna la dilay markii ay bixin waayeen deyn lagu lahaa oo gaareysay 15 rupee oo u dhiganta shan kun oo shillin Soomaali ah, sida ay ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Aragtida Islaamka

Aragtida Islaamka waxaynu ku eegnaa oo ku soo qaadannaa arrimaha la xiriira Islaamka, si fahanka bulshada muslimka ahi ee Soomaaliyeed sare loogu qaado. Toddobaadkan waxaan ku eegi doonnaa sameynta acmaasha wanaagsan iyo astaamaha lagu garto aqbaliddeeda. Waxaa marti noogu ah ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Taariikhda Afrika

Barnaamijka Taariikhda Afrika oo aynu uga hadalno diiraddana aan ku saarno taariiikhda waddamada Afrika ku yaal, waxaan ku soo qaadannaa dal waliba halka uu dhaco juquraafi ahaan, bedkiisu inta uu la egyahay, wadamadda uu xuduudda la leeyahay, luuqadda looga hadlo iyo ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka

Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed. Toddobaadkan waxaa barnaamika marti noogu ah Cabdullaahi Cartan Shuuriye  oo ka mid ah da’yarta Soomaaliyeed ee hal abuurka leh. Aweys ...

Read More »

Xaflad lagu soo xirayay cayaaraha gobollada dalka oo Muqdisho lagu qabtay + Sawirro

Xarunta gobolka Banaadir ayaa xalay lagu qabtay xaflad casho sharaf loogu sameeyay dhammaan cayaartoydii kasoo qeyb galay tartanka gobollada dalka, laguna soo xirayay tartankan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud iyo Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga ...

Read More »

Nin Shiinaha u dhashay oo lagu qasbay inuu midkood badbaadiyo Hooyadi, Aabihii, Xaaskiisa iyo carruutiisa

130 ruux ayaa geeriyootay 110 kalena waa la la’yahay kaddib daadad dabeylo wata oo ku dhuftay gobolka Hebei ee dalka Shiinaha. Gao Fengshou, wuxuu ku nool yahay deegaanka Daxian ee magaalada Xingtai. Wuxuu waabariistay aqalkiisa oo biyo xooggan ay soo buux dhaafiyeen iyadoo dabeylo ...

Read More »

Ogow Aalado danabka Telefoonkaaga caqabad ku ah

Badi dadku waxay isticmaalaan dunidan la joogo telefoonaadka caqliga saaxiibka u ah, kuwaa oo laga helo tiro badan oo Applications ah oo si weyn loo adeegsado. Dad badan ayay qasab ku noqotaa in goobaha ay u dhaqaaqayaan ay u sii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan