Home / Wararka (page 7)

Wararka

Faa’iidada laga helo Babaayga.

Muqdisho – Babaaygu wuxuu ku jiraa qudaarta ama cunnooyinka aadka loo jecel yahay oo maalinle inta badan bulshadu u cuni karto. Wuxuu kamid yahay qudaarta kuwa ugu raqiisan, qiimo ahaan, uguna qaalisan, nafaqo ahaan. Dadka intooda badan waxay cunaan xilliyo ...

Read More »

Faa’iidada laga helo cunista Canabka.

Muqdisho – Canabku wuxuu kamid yahay qudaarta aadka u macaan oo dunida meelo badan laga cuno. Dad badan waxaa laga yaabaa inay kaliya macaankeeda ka helaan, hayeeshe aysan ogeyn faa’iidada ku duugan cunisteed. Haddaba waxaan kuu sheegi karnaa dhowr faa’iido ...

Read More »

Nin Mas uu korso is lahaa geeridiisa sababsaday!

Muqdisho – Nin duurka kala yimid mas si uu xanaaneysto ayaa nolosha lagu cunay, marka loo eego booliska Thailand. Booliska degmada Kong Krailat ayaa sheegay in looga yeeray guri ku yaalla xaafadda Sukhothai si loo siiyo warbixin la xiriirta mas gebi ahaanba ...

Read More »

1 December – Maalinta Caalamiga ee AIDS-ka.

Muqdisho – Kowda bisha December sanad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka kaas oo ku fidiya feyraska halista ah ee HIV-ga iyo in sidoo kale loo ...

Read More »

Daawo – Carruurtaada wali Hadyad maku siisay inay Masjidka ku tukadaan salaadda Subax?!

Muqdisho – Koox carruurta Turkiga kamid ah waxaa lagu abaal-mariyay hadyado iyo baaskiilo maadaama ay Masjidka ku tukadeen salaadda Fajarka – kuwaas oo 40 saf buuxiyay. Hadyadda waxaa lagu siiyay Masjidka Sultan Selim ee degmada Iimaan oo katirsan caasimadda Istanbul, ...

Read More »

Masjid gudihiisa Jimicsi loogu sameeyo da’da culus!

Muqdisho – Shanta waqtiga ee salaadaha – hal xirmo oo jimicsi ah waa mashruuc samafal ah oo koox ardayda dalka Turkiga kamid ah ay soo qaban-qaabiyeen. Mashruuca wuxuu isku keenayaa dadka da’da culus ee Masaajidda ku cibaadaysanaya oo ku nool ...

Read More »

Adnan Menderes – Halyeygii Baraaruga Islaamiga ee Turkiga cusub!

Muqdisho – Waa RW hore ee dalka Turkiga, Adnan Menderes. Intii u dhaxaysay 1950-kii iyo 1960-kii ayuu ahaa RW kaas oo saddex jeer oo xiriir ah ku guuleystay doorashada. Wuxuu aad ugu nuglaa ilaalinta dhaqanka iyo akhlaaqda Islaamiga in lagu ...

Read More »

Dameero Xabsiga loo dhigay cunista caleemo qaali ah.

Muqdisho – Milkiilaha dameero ku nool Hindiya ayaa la yaab sunniyaha la taagay markii loo sheegay in boolisku ay xabsiga u taxaabeen dameeradiisa kadib markii ay cuneen caleemo. Kamlesh oo ku nool Utter Pradesh ayaa sheegay inuu u baxay raadinta ...

Read More »

Gabar is dishay markii saaxiibkeed uu baahiyay sawiradeeda.

Muqdisho – Gabar ayaa gebi ahaanba dunida isaga quusatay markii saaxiibkeed uu sawirradeeda oo qaawan uu soo dhigay baraha bulshada, marka loo eego booliska Brazil. Booliska Nova Andradina ayaa sheegay inay sameeyeen baaritaan kadib markii 15-jir lagu magacaabo Karina Saifer Oliveira ...

Read More »

Aqoon-is-weydaarsiga Sanadlaha ee Cilmi-baarista Soomaaliya oo la daah-furay.

Muqdisho – Waxaa maanta furmay aqoon-is-weydaarsiga sanadlaha ee cilmi-baarista Soomaaliyeed oo uu soo qaban-qaabiyay Machadka Cilmi-baarista Soomaaliyeed. Kani waa sanadkii saddexaad oo Machadku uu qabto cilmi-baarista. Wuxuuna socon doonaa muddo saddex maalmood ah. Isaga oo qeyb ka ah Jaamacadda Muqdisho, ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan