Home / 2019 (page 93)

Yearly Archives: 2019

Jaamacadaha ugu wanaagsan carabta oo liis laga soo saaray

Himilo FM –Jaamacadaha Sacuudiga ayaa soo galay kaalmaha ugu horreeya jaamacadaha ugu wanaagsan ee carabta marka la eego qiimeyn la soo saaray sannadkan 2019. Sida laga soo xigtay hay’adda Times Higher Education, labo jaamacadood oo Sacuudiga ku yaalla ayaa yimid ...

Read More »

Wax ka ogow 100-kii maalin ee xasuuqii Rwanda

Himilo FM –Rwanda ayaa billowday xusuus qaran oo loo sameynayo xasuuqii 25 sanno kahor lagu laayay dad ku dhaw hal Milyan oo qofood. Baroordiiqda dhibanayaasha ayaa la qorsheynayaa inay socoto 100 maalin oo ka dhigan inta ay qaadatay in lagu ...

Read More »

Bilyaneerka Afrika ee Aliko oo talo kaa siinaya lacagaha la dhigto bankiga

Himilo FM –Bilyaneerka reer Nigeria Aliko Dangote oo sidoo kale loo yaqaan “ Ninka ugu taajirsan Afrika” ayaa ka sheegay madal ka dhacday Ivory Coast in uu mar tagay Banki islamarkaana uu kala soo baxay 10 Milyan oo doolar oo ...

Read More »

Isco oo baaqi ku ahaanaya kooxda Real Madrid

Himilo FM –Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Isco ayaa lagu soo waramayaa in uu go’aansaday sii joogista kooxda  Real Madrid. Isco ayaa inta badan xilli ciyaareedkan kursiga keydka ku qaatay iyadoo kubadsameeyaha uusan jeclaysan tababarahii hore ee Santiago Solari. Si kastaba ...

Read More »

Zidane “Hazard waa ciyaaryahan aan mar walba jeclaa.”

Himilo FM –Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa ammaanay laacibka Chelsea ee Eden Hazard iyadoo weeraryahanka reer Belgium la xiriirinayo in uu u dhaqaaqayo Real Madrid xagaaga soo socda. Iyadoo 14 gool iyo 12 caawin uu sameeyay, Eden Hazard ayaa ...

Read More »

Dhacdo caafimaad tii ugu horreysay nuuceeda oo la diiwaan geliyay!

Himilo FM –Dalka Taiwan, koox dhaqaatiir ah ayaa waxaa kedis ku noqday xaalad caafimaad oo noqonaysa tii ugu horreysay ee nuuceeda ah islamarkaana lagu arko dunida. Dhaqaatiirta ayaa indhaha gabar ku jirta da’da labaatameeyada waxay ka soo saareen 4 shinni ...

Read More »

Daraasad xiriir ka dhaxeysiisay qosolka iyo da’da qofka!

Himilo FM –Daraasad cusub ayaa daaha ka qaaday in qosolka muddo 30 daqiiqo ah maalin kasta uu hagaajin karo caafimaadka xubnaha jirka qofka. Baarayaasha oo katirsan machadka Rizza ayaa sheegay in qosolka 30 daqiiqo maalin walba uu raad wanaagsan ku ...

Read More »

WHO: Haweenka ayaa xilligan ka cimri badan ragga

Himilo FM –Khubaro katirsan hay’adda caafimaadka adduunka ayaa sheegay in celceliska da’da nolosha dadka caalamka korortay tan iyo sannadkii 2000 inka badan 5 sanno. Warbixinta hay’adda WHO ayaa xustay in koror laga dareemayo celceliska da’da dadka caalamka tan iyo billowgii ...

Read More »

10 Ciyaaryahan oo si bilaash ugu tegi kara Premier League dhammaadka xilli ciyaareedkan

Himilo FM – Dhammaadka xilli ciyaareedkan waxaa la filayaa in xiddigo badan oo hadda Ingiriiska ka ciyaara ayna kasii ciyaarin oo ay daydaydaan horyaalka kale ama kooxaha ay imikadaan ku sugan yihiin ayna u ciyaaran fasalka soo aadan oo ay ...

Read More »

Sidee nin uu keligii rakaab uga noqday safar diyaaradeed?

Himilo FM –Markii uu Skirmantas Strimaitis iibsanayay tikit diyaaradeed oo uu ku tagayo waqooyiga Talyaaniga ma uusan fileyn in uu noqon doono rakaabka keliya ee diyaaradda. Ninka u dhashay Lithuania oo ka tagayay Vilnius kuna socday Bergamo oo isla Talyaaniga ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan