Home / Wararka (page 46)

Wararka

Real Madrid Oo dooneysa Donnarumma

Sida ay tilmaameyso majaladda SPORT ee gobolka Catalonia kooxda Real Madrid ayaa isha ku heysa iney lasoo saxixiato goolhayaha da’da yar ee kooxda Milan Gianluigi Donnarumma. 17-jirkaan heerka caalami ayaa ku guuleystay inuu noqdo goolhayaha koowaad ee kooxda Milan isagoo aad ...

Read More »

Sergio Aguero oo La ganaaxay

Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa Garka loo geliyey 3 Cayaarood oo ganaax ah kadib Markii Xiriirka FA ga England ku helay in uu si ula kac ah Xusul ugu dhiftay daafaca West Ham United ee Winston Reid kulankii ugu dambeeyey ee ...

Read More »

60-ka laacib ee Qandaraaskoodu dhacayo 2017

Waxaa jira xiddigo 60 ah oo waaweyn, kuwaas oo Qandaraasyada ay kooxahooda kula jiraani ka dhacayaan Sanadka 2017-ka oo hadda ay ka harsantahay 3-bilood waana naadiyada waaweyn ee Yurub. Haddaba halkan ka ogow laacibiintaas 1)ADRIAN | West Ham United 2)ARITZ ...

Read More »

Jack Wilshere oo sheegay sababtii ka dambeysay ku biiristiisii Bournemouth

Sida lasoo warinayo Jack Wilshere ayaa qaatay talada kabtankii hore qaranka England David Beckham ka hor inta uusan si amaah ah ugu biirin Bournemouth maalintii ugu dambeysay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda xagaagan. David ayaa gambaleelka u yeeriyay Jack isla markaana u ...

Read More »

France oo garaacday Italy.

Italy ayaa laga badiyay kulankoodii ugu horeysay ee ay ka hoos ciyaaraan tababare Giampiero Ventura iyadoo guuldarro 3-1 ay ka soo gaartay xulka France oo marti ku aheyd magaalada Bari ee dalka Talyaaniga, laakiin goolhaye Gianluigi Donnarumma ayaa taariikh dhigay. ...

Read More »

United oo Kabtankeeda Mustaqbalka u dooratay Antoine Griezmann

Sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya Ingiiiska kooxda Manchester United ayaa bartilmaamed ka dhiganeysa weeraryahanka Atletico Madrid iyo xulka France Antoine Griezmann si uu badal ugu noqdo kabtan Wayne Rooney. Griezmann ayaa xasilay Spain iyadoo Red Devils ay u suuragali weysay ...

Read More »

Chelsea Oo dooneysa soo celinta David Luiz

Kooxda Chelsea ayaa si layaab leh oo daahitaan uu ka muuqdo ugu dhaqaaqday soo xerogalinta daafacoodii hore David Luiz kaas oo ku sugan Paris Saint Germain, aduun dhan 32 Malyan oo Pound ayeyna diyaar la tahay kooxda ka dhisan galbeedka ...

Read More »

Loic Remy Oo Si Amaah ah ugu biiray Crystal Palace.

Crystal Palace ayaa ku dhawaaqday saxiixa weeraryahanka Loic Remy oo ay si amaah ah muddo hal xilli ciyaareed kaga soo qaateen kooxda Chelsea. weeraryahanka France ayaa u dhaqaaqay  Selhurst Park ka dib markii uu fursad ka waayay kooxda ku ciyarta garoonka Stamford Bridge. ...

Read More »

City oo afka ciidda u dartay West Ham United.

Manchester City ayaa kusoo laabatay hogaanka horyaalka England Premier League ka dib markii ay gaartay guusheedii seddaxaad ee xilli ciyaareedkaan 2016 illaa 2017 kulankeedii seddaxaad oo ay ciyaartay. Sky Blues ayaa afka ciidda u dartay West Ham United, iyadoo xiddiga ...

Read More »

Marcus Rashford oo United badbaadiyay

Gool uu dhaliyay waqtigii dhimashada ciyaarta Marcus Rashford ayaa ka saaciday inay Manchester United ka talaabsado Hull City oo madaxa adeyg muujisay habeen roobaad oo garoonkeeda marti loogu ahaa, waxaana kooxda Mourinho ay gaartay guushii 3aad ee isku xigta ee ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan