Home / Wararka (page 52)

Wararka

Puntland oo hanatay horyaalnimada gobollada dalka + Sawirro

Cayaartoyda Puntland ayaa kulankii Finalka cayaaraha gobollada dalka ka hortagay kuwa Jubaland, cayaar galabta ka dhacday gegada Banaadir Stadium. Madaxda dalka ugu sareysa oo uu hogaaminayo Madaxweynaha kana mid ahaayeen Raisul Wasaaraha, Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka, Wasiirka dhallinyarada iyo ...

Read More »

Cayaartoyda seegi doonta kulanka Finalka Puntland VS Jubaland

Maanta waxaa la dheeli doonaa kulanka ugu danbeeya cayaaraha gobollada dalka, cayaarta kama danbeysta ah ayaana u dhexeya xulalka Puntland iyo Jubaland. Puntland ayaa kulankan weyn doonta cayaaryahan kamid ah daafacyadii u saftay kulan walba oo ay ka cayaareen tartanka ...

Read More »

Cilmi baaris lagu ogaaday ragga Netherland iyo dumarka Latvia inay dunida ugu dhaadheer yihiin

Marka ay joogto dherer, ragga Netherland iyo dumarka Latvia ayaa ah kuwa ugu dhaadheer dunida sida lagu ogaaday daraasad cusub. Cilmi baarista ayaa xuseysa in celcelis ahaan ragga u dhashay Netherland uu dhererkoodu yahay 183cm (6ft) halka dumarka Latvia ay ...

Read More »

Hordhaca Finalka cayaaraha gobollada dalka

Kulankii ugu danbeeyay cayaaraha gobollada dalka ayaa maanta gegada Banaadir ee degmada Cabdicasiis ku dhexmari doona xulalka Jubaland iyo Puntland oo soo gaaray gebagabada cayaarahan. Jubaland ayaa kulankeedii u horeeyay ee tartanka  ku bilowday guuldarro, hayeeshee wadadii guulaha ayay jaanta ...

Read More »

Kabtanka Puntland oo loo ogolaaday inuu kasoo muuqdo kulanka berito

Cabdisalaan Dhiidhiye, waa kabtanka xulka Puntland, waxaana dad badan ay shaki geliyeen in xiddigan uu kasoo muuqan karo kulanka ugu danbeeya cayaaraha gobollada dalka oo berito dhexmari doona xulalka Puntland iyo Jubaland. Warar soo baxay ayaa tilmaamayay in Cabdisalaan oo ...

Read More »

Dugsi ardayda ka mamnuucay waqtiga farxadda inay sacbiyaan

Haddii aad waqti ku qaadatay daabuurka dugsiyada waxbarasho, hubaal buuq badan iyo jabaq ayaa dhegahaaga hareeyay. Hayeeshe Dugsi hoose oo ku yaalla dalka Australia ayaa ardaydiisa ku amray inay aamusnaadaan gooraha farxadda, weliba ardayda waxaa loogu sii daray fursad ay ...

Read More »

Daawo Sawirrada xuska maallinta Olombikada Adduunka oo shalay la qabtay + Sawirro

Magaalada Muqdisho iyo magaalooyin kale oo ay kamid yihiin Baydhabo iyo Kismaayo ayaa shalay laga xusay munaasabadda Maallinta Olombikada Adduunka oo ku beegneyd 23dii June, hayeeshee Ramadaanka awgii looga dhigay 23 July. Inkabadan 500 oo cayaaryahan ayaa ka qeyb galay ...

Read More »

Degdeg: Waqtigii la cayaari lahaa Finalka cayaaraha gobollada dalka oo dib loo dhigay

Maallinta Isniinta ah oo berito ah taariikhduna ku beegan tahay 25.July.2016, ayaa lagu balansanaa in bugcadda Banaadir lagu cayaaro kulanka kama danbeysta cayaaraha gobollada dalka oo dhexmari doona xulalka Jubaland iyo Puntland. Jubaland ayaa gool ku laadyo afar dhammaadkii kusoo ...

Read More »

Siddeed arrimood oo farxad kuu horseedaya

Wax uga weyn majiro qofka bini’aadamka ah inuu helo farxad joogto ah waayo markaad farxad hesho ayaad wax qabsan kartaa. Farxaddu waa furaha nolosha waana mid caafimaadka qof ka ka qeyb qaadata, majiro qof aanan raadin farxad oo dadka oo ...

Read More »

Puntland oo u soo baxday Finalka cayaaraha gobollada dalka

Xiddigaha Puntland ayaa cayaar adkeyd la qaatay kuwa Hiiraan/Sh.dhexe, iyadoo labada dhan ay soo bandhigeen kubad sare oo aad u qurux badneyd. Qeybtii koowaad ee kulanka waxaa lagu kala maray barbaro goolal la’aan ah, walow badi cayaarta ay fursado wacnaayeen ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan