Muqdisho – Patrice Evra ayaa raba inuu kusoo laabasho cajiib ku yimaado garoonka Shayaadiinta Cascas ee United-ka si uu kooxda ku ciyaarta Old Trafford uga caawiyo dhibta ka heysata garabka danbe. Laacibka heer caalami ee u dhashay Faransiiska ayaan boos joogta ...
Read More »Wararka
Blues-ka oo guuldarro kala kulantay kooxda Spurs
Muqdisho – Delle Allii ayaa laba jeer oo uu shabaqa Blues-ka soo taabtay waxay guul taariikhi ah u horseeday kooxdiisa Spurs-ka – taas oo soo af-meertay rikoorka 13-kii guul ee is xigay ee Chelsea ku naalooneysay. Blues-ka ayaa 2-0 guuldarro ...
Read More »Ku-tiri-ku-teen: Morata oo raba inuu Juventus ku laabto.
Muqdisho – Weeraryahanka kooxda Real Madrid, Alvaro Morata ayaa quudareynaya ku laabashada kooxdiisii hore Marwada Duqda lagu neeneyso ee Juventus, sida ay baahisay Corriere dello Sport. Laacibka heerka caalami ee Spain ayaa xagaagii hore kusoo laabtay dalkiisa kadib markii laba waqti guuleed ...
Read More »Wenger: “Ma arag Ozil muddo toddobaad ah.”
Muqdisho – Macalin Arsen Wenger ayaa xaqiijiyay in Mesut Ozil uusan u dhaweyn kusoo laabashada garoonka taniyo January 14 kadib markii uu lumiyay labadii ciyaarood ee Arsenal dheeshay. Laacibkan Jarmalka u dhashay ayaa dheelin kulankii Boxing Day-ga iyo kii Talaadadii ...
Read More »Real oo u dhaqaaqday helidda laacibka Delle Alii ee Spurs-ka
Muqdisho – Real Madrid ayaa indhaha la raacaysa isku daynimada ah soo xera-gelinta xidigga 20-jirka ah Delle Alli ee u dheela kooxda Tottenham, sida ay ku waramayso the Mirror. Kooxda ka dhisan caasimadda Spain ee Madrid ayaa la sheegayaa inay ...
Read More »Pep Guardiola: “Waxaa lagaaray waqtigii aan ka fariisan lahaa shaqadayda macalinnimo.”
Muqdisho – Macalinka kooxda Man City, Pep Guardiola ayaa dareensan inuu kusoo dhawaanayo gabagabada waayihiisa tababarnimo ee kubadda cagta. Guardiola, oo 45 jir ah, ayaa heshiis saddax sanadood ah wuxuu kula jiraa kooxda ku ciyaarta Etihad ee City, hayeeshe in ...
Read More »Ronaldo oo ka fal-celiyay muuqaal xusuuseed uu Kroos bartiisa soo dhigay
Muqdisho – Laacibka qadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos oo saacadihii hore ee bilowga sanadka cusub ee 2017 xusuustiisa ka helay guul astaan ahaan u dhigmi karta tirsi sanadeedkan oo ah guushii weyneyd ee ay marti-geliyaashii Brazil kusoo suldaareen ...
Read More »Ronaldo oo jecel inuu wiilkiisa isaga oo kale noqdo
Muqdisho – Laacibka Christiano Ronaldo ayaa jeclaan lahaa inuu arko wiilkiisa oo sida isaga oo kale ah xirfadyahan kubadda cagta dheela. Xidigan Real Madrid u dheela ayaa sheegay inuu wiilkiisa ku tirtirsiin doono inuu isaga oo kale weeraryahan noqdo. “Majecli ...
Read More »Henry oo sheegay waxa Lukaku ka dhigi kara weeraryahannada ugu wanaagsan dunida
Muqdisho – Laacibkii hore ee Arsenal, Thierry Henry ayaa rumeysan in Romela Lukaku uu leeyahay kartida uu ku noqon karo mid kamid ah weeraryahannada ugu fiican dunida haddii uu sare-u-qaadi karo dardartiisa goosha horteeda. Laacibka reer Biljam ayaa boos joogto ...
Read More »Laacib laga buriyay kooxdiisa kadib xatooyo lagu helay
Muqdisho – Laacib kamid ah ciyaartoyda ugu cadcad ee ka dheesha horyaalka Maraykanka ayaa laga eryay kooxdiisa kadib markii lagu helay xatooyo xilli ay ka dukaameysanayeen super market weyn gudaha gobalka North Carolina ee Maraykanka. Booliska Charlotte ayaa sheegay in 22-jirka Jeremy ...
Read More »